Cabdiqaybdiid oo Point Fican ka helay CabdiWali Gaas markii uu yiri Annigu Dagaal oogaan waligay ahaa Laakiin Profkii Jaamacadda nooga soo baxay baaba iiga dheereeyay Dagaalkii (Akhri Qormadan gaaban)

Filed under: Wararka |

CabdiQaybdiid ayaa si fiican Point wanaagsan uga Helay Prof CabdiWali Gaas mar uu shir-jaraa-id oo uu Gaalkacyo ku qabtay kaga hadlayey arrimihii Khilaafka dhaliyay.

CabdiQaybdiid ayaa hadal aad Qurbaha looga hadalhayo Goobaha Fadhikudirarada kU sheegay warsaxaafadeedkiisii HADALKAAS OO MICNO WAYN U SAMAYNAYA DADKA QURBA JOOGTAA OO AADKA UGA SOO HORJEEDA IN SOOMAALIDU AY DHEXDOODA DAGAALAMAAN.

Qaybdiid ayaa yiri ANNIGU HOGAAMIYE KOOXEED DAGAAL KUSOO BARBARBAARAY BAAN AHAA, LAAKIIN PROF CABDIWALI OO AHAA NINKII JAAMACADA NOO AADAY, HADDA ISAGAABA ANNIGA DHANKA DAGAALKA IIGA HOREEYA OO DAGAAL U FARABAXSANAYA.

HADALKA QAYBDIID HOOS KA DHEGEYSO
[audio:http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2014/09/Hogaamiye-Qaybdiid.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso

BIL XAQIIQIYAN RUUXA MAWAADINKAA EE ASALKAA WAA RUUXA XIL ISKA SAARA DHAMAAN SOOMAALIDA AMA HOOYO KASTA OO SOOMAALIYEED GOBALKAY RABTO HAKU NOOLAATO
MUWAADINKA ASALKAA EE REER PUNTLAND WAXAA SAARAN MASUULIYAD KASAARAN HOOYADA SOOMAALIYEED EE GALMUDUG KU NOOL

WAXAANA AY AHAYD IN XIL INTAA KA WAYN AY ISKA SAARAAN DHAMAAN MASUULIYIINTA IYO WAX GARADKA MAAMULADA PUNTLAND IYO GALMUDUG, WALIBA PUNTLAND SIDII XAL WAARA LOWGU HELI LAHAA ARRIMAHA KHILAAFAAADKA DHALIYAY

RUUXA MUWAADINKAA EE ASALKAA WAA RUUXA ARRAGTIDA DHEER OO KA DAMQADA IN AY WAX DHIBA SOO GAADHO HOOYO KASTA OO SOOMAALIYEED, WAANA IN AY KUU SINAADAAN DHAMAAN HOOYOOYINKA SOOMAALIYEED.

PUNTLANDOBSERVER DESK

2 Responses to Cabdiqaybdiid oo Point Fican ka helay CabdiWali Gaas markii uu yiri Annigu Dagaal oogaan waligay ahaa Laakiin Profkii Jaamacadda nooga soo baxay baaba iiga dheereeyay Dagaalkii (Akhri Qormadan gaaban)