Cabdiraxman Baadiyow oo Siyaasad Cajiib ah kusoo bandhigay Xafladdii Jaaliyadda Daladda Puntland ee Helsink (cod +sawiro)

Filed under: Wararka |

Waxaa maalmahaan magaalada Helsni ku sugnaa Siyaasiga ugu Culus Siyaasiyiinta hada u tartamaya Jagada Madaxwayne ee sanadka 2016, marka laga reebo Prog Geedi.

Siyaasiga Cajiibkaa ee Prof Cabdiraxmaan Baadiyow ayaa Caaway Khudbad aad dadkii usoo jiidatay ka jeediyay Xafladdii ay Jaaliyadda Puntland kusoo dhawaysay Prof Cabdiraxmaan Baadiyow.

hadalada Baadiyow qaybo ka mid ah hoos ka dhegeyso adaa u bogi doonee.
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/09/Baadiyow-Helsinki.mp3]

ama Moobiilkaaga ka dhegeyso

Baadiyow ayaa sheegay in la gaaray xiligii la baarilahaa taariikhda dhabtaa ee siyaasi kasta ee Soomaaliya uu damac kaga jiro, wuxuuna yiri marka koobaad anniga iga bilaaba oo isoo baara, qof aan saas loosoo baarin Taariikhdiisa yaan jago lagu aaminin.

Dhanka kalena Baadiyow ayaa sharaxay Caadooyinka ay Siyaasiyiintu Caadaysteen oo uu sheegay in ay 4 B ka bilowgdaan sida BOOB, BEEC, BEEN, BASAAS.
baadiyow Helsinki

baadiyow Helsinki

baadiyow Helsinki2
baadiyow helsinki

baadiyow Helsinki3

baadiyow Helsinki5

badiyow Helsinki2

badiyow Helsinki4
baadiyow

QORAALADII HORE EE PUNTLANDOBSERVER DR BAADIYOW KA DIYAARISAY HALKAAN KA EEG


By Ibrahin Sh Mohamed Gablax
gablax@yahoo.com