Cabdisalaan Herari oo Buugga Feedh Qaloocan Ku Soo Bandhigay Bandhigga Buugaagta Hargeysa, iyo Qormo Aan Horey Uga Qornay Oo Rumowday (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

cabdisalaan herari Feedh Qaloocan
Wariyaha caankaa Cabdisalaan Herari ayaa buug cajiiba kusoo bandhigay bandhigga buugaagta ee Hargayso.
Buugga Cabdisalaan Herari ayaa noqday buuggii ugu cuslaa buugaagtii hargaysa lagu soo bandhigay, waxa uuna noqday sidaan warar hoose ku helnay buugga ugu iibsiga badnaa.

P/O ayaa ku soo daabacnaa warbixino xaqiiqda u dhaw, waxayna inta badan dad badan garowsadaaan sanooyin fara badan kadib warbixinada aan daabacno.
5 Siyaasi oo Sida Cabdisalaan Hereri oo Kale ah Haddii Soomaali Helilahayd Wax Badan Baa Soomaali U qabsoomi lahaa

Buugga Cabdisalaan Herari oo qoray oo ah buug uu 70-ta meedyadii daabacay qoraaga caankaa ee Nuuradiin ayaa ka hadlaya dhaqankii Soomaalida ee xiligaas, buugan oo qofkii akhriyaa ay la mid tahay adigoo daawanaya filin xiligaas laga duubacay dhaqankii Soomaalida ee xiligaaas, dharkay xiranjireen iyo dhamaan xaaladaha siyaasadeed ama dhaqan ee xiligaas, maadaama ujeedada buugan loo daabacay ay ahayd in dhaqanka Soomaalida dunida kale loo soo bandhigo oo ay akhristaan.

One Response to Cabdisalaan Herari oo Buugga Feedh Qaloocan Ku Soo Bandhigay Bandhigga Buugaagta Hargeysa, iyo Qormo Aan Horey Uga Qornay Oo Rumowday (Daawo)

  1. Pingback: Cabdisalaan Herari oo Buugga Feedh Qaloocan Ku Soo Bandhigay Bandhigga Buugaagta Hargeysa, iyo Qormo Aan Horey Uga Qornay Oo Rumowday (Daawo) - Daily Somalia Report