Cali Ganey oo Gaalkacyo ku quudiya Boqolaal Shimbira ah (Daawo warbixin muhima)

Filed under: Wararka |

Dad badan baa Aaminsan in Soomaalidu layntii ay laayeen Xayawaankii iyo ugaadhii duurjoogta in ay ugu wacantahay habaarkan qabsaday umadda.

Cali ganey ayaa gartay muhiimadda Xayawaanka kuwooda masaakiintaa oo laquudiyo.

Daawo Quudinta Shimbiraha ee Cali ganey