Cali Guray: Sababta uu Cali waran cade u aflagaadeeyay Soomaali wuxuu doonayaa shilimaadka shacabka laga qaadanayo isagaana qaata (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

cali gurey
Cali Guray waa Geesi Soomaalidii hore ee asalka ahaa ka haray, waa halyay ay Soomaali waligiis xusi doonto.
Cali Guray waa halyay xasuusan dhiigga uu kasoo jeedo.
Waa halyay ku furaxsan mandaqadda uu illaahay ku abuuray iyo Qowmiyadda uu illaahay ka dhaliyay.

Ma ahan kuwa yiraahda ama ku faana Degmada Ingiriiska ka tirsan baa na aqoonsatay.

Cali Guray wuxuu difaacay in la dhawro xuquuqda ruuxa Soomaaligaa ee joogga Soomaaliland daawo.

Car beesha Daarood oo dhan halaga helo nin Geesiya sida Cali Guray oo waxa uu aaminsanyahay aan cidna ugala gaban isagoo aan Qolooyin lacag uga qaadanayn ee Qadiyadiisa iyo waxa uu aaminsanyahay naftiisa khatar u gasha