Cali Khaliif galaydh oo warar hoose sheegayaan in uu wada hadal lafurayo Somaliland

Filed under: Wararka |

Warar si hoose ugu soo dhacay P/Observer ayaa sheegaya in uu Cali Galaydh maanta shir kula yeelan doono Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada Somaliland Magaalada Addiss.

Dhanka kalena Maleeshiyaadkii Soomaaliland ayaa isaga soo baxay maanta deegaanka Dabataag, ee laascaanood iyo Saaxdheer u dhexeeya, arrinkaan ahaa ballanqaadkii Muuse Biixi iyo Shuriiddii Galaydh ee in ay Ciidanka S/land marka hore ka baxaan deegaanada Khaatumo.

Dhamaan dadka indheergaradkaa ayaa aaminsaa in Mudane galaydh uu si dadban mudaba ula shaqaynayay Somaliland iyo Taageerayaasha Beesha Caalamka ee taageersan fikirka gooni isutaaga Somalöiland si Soomaaliya loo kala jaro, laakiin bustaha hoostiisa uu isku qarinayay.