Cali Khaliif OO Maantana Daarood Ka Baxay, Abtirsiimo Aan La Hubin (Falanqayn Kooban)

Filed under: Important News,Wararka |

Soomaali waxa aduunkii ka reebay waa qabiil, waxa ay Somaliland la go’ayso waa qabiil oo haddii beesha reer sh isxaaq Garoowe deganaan lahaayeen Soomaali lama kala gooyeen, waxa Soomaali 27 sano isbaaro lowgu dhigtay oo Muqdisho iyo Hargaysa heshiis ku ahaayeen waxay ahayd qabiil gaar ahaan beesha Cali la diidanaa.

Sanadkaan Prof Maraykanka Jaamacad kutaal wax kasoo xar xariiqay Sooaamli waa ku khasaareen, xitaa Soomaalidii hore waxaa lagu yiqiinay daacadda iyo Runta.

Cali khaliif ayaa xaflad si heer sare ah lowgu taageeray oo abaalgud lowgu muujiyay shaqadii cuslayd ee uu u hayay fikirka gooni isutaagga mudada 10-ka sano uu beesha uu kasoo jeedo soo khiyaamaynayay si fikirka lowgu khasbo, oo Cali waa soo dadaalay, hase yeeshee wuu is illoobay oo maanta macaa beesha Daarood waa ka baxay.

Daawo

 

 

Isbarbardhig bal Ismaaciil Mire iyp Prof galaydh.

Ooggii Horay Nagu Kaceen By:Ismaaciil Mire

5 Responses to Cali Khaliif OO Maantana Daarood Ka Baxay, Abtirsiimo Aan La Hubin (Falanqayn Kooban)