Cali Khiyaano Qaran Soomaaliyeed Oo Sheeggay In Maamulka Somaliland Dhulbahante U Isticmaalo Khiyaanadii Ingiriiska ee Qaybi Oo Xukun oo12-ka Isim Uu Midwalba Bishii Siiyo 2000$ Oo Laaluusha

Filed under: Important News,Wararka |

Maamulka Somaliland ee 27-ka sano ku mashquulsanaa burburinta midnimada shacabkaan masaakiintaa ee Soomaaliyeed, ayuu odagii khiyaamo qaran Cali Qooto Qooto –akhri qoraalka sababta qooto qooto lowgu baxshay

Cali Khiyaamo qaran Soomaaliyeed Cali Qooto ayaaba la yaabay markii uu Hargaysa tagay khiyaamada maamulka Somaliland oo ah mid ay kasoo maanguuriyeen khiyaamooyinkii Ingiriisku caalamka ku xkumi jirray ee qaybi oo xukun.

Dad badan baa aaminsan in Hargaysa uu Ingiriiska iyo Itoobiya ka taliyaan oo madaxda Somaliland ay maqaar saaryihiin.

Cali wuxuu ku dhaaranayaaa in 13-ka isim ee dhulbahante midkasta khasnadda madaxtooyada laga siiyo lacag ka badan midda wasiiradu qaataan, wuxuuna Cali afka ku dhuftay 2000$.

Hadaba kooxdan hargaysa fadhida ayaa baryahaan waxaa indhahoodoo dhan ku eegaya Soomaalidii masaakiinta ahaa ee meel laga burburiyo garran la’aa ayaa baryahaan waxaa la qarxinayaa miinooyin aasnaa.

Markii ugu horaysay waxaa la daba galay miinooyinkii Itoobiya ee lagu burburinayay qaranka Soomaaliyeed.
Waxaa lagu xijiyay miinooyinkii Carabta ee lagu burburinayay qaranka Soomaaliyeed.

Hadda waxaa isha lagu hayaa Miinooyinka maamulka Somaliland oo kaba culus kuwa kale oo dhan oo la isku daray waayyo iyagu waa Soomaali, waxaana la sheegaa in Alshabaab laga soo maalgalliyo Hargaysa.

12 Responses to Cali Khiyaano Qaran Soomaaliyeed Oo Sheeggay In Maamulka Somaliland Dhulbahante U Isticmaalo Khiyaanadii Ingiriiska ee Qaybi Oo Xukun oo12-ka Isim Uu Midwalba Bishii Siiyo 2000$ Oo Laaluusha

  1. Taasi waa tii cali ee bal wax nooga sheeg tii maxamuud suleybaan iyo sida ay u wadashaqeeyaan jawaasiista hargaysa joogta iyo inta kasii shishaysa

    Highlandman
    February 7, 2018 at 7:55 am
    Reply

  2. Xafidulah Madaxwayne Dr. Cali Khalif Galayr. Majeerteen, xinkii Dhulbahante waxuu nigu noqday sida cudurrka AIDSka.

    Majeerteen, Mise reer Puntland godabtaad Dhulbahante ka gasheen waa la og yahay.

    Viva xafidulah Madaxwayne Dr. Galayr. Kanaxoow nafta waa. Siyaasadii wuu idinkaga adkaaday.

    Ahmed Shirshoore
    February 7, 2018 at 2:04 pm
    Reply

  3. Maxaad majeerteen ka rabtaa adigaa u noqoday isaaq condom

    Ahmed Hersi
    February 7, 2018 at 3:34 pm
    Reply

  4. Hadaan adiga kaa adkaaday. Isaq adiga ayaa condom u ahaa. Lana shaqaysan jiray si aad dhulbahante u bahdishid.

    Isaq heshiiskii ayuu idinkaga baxay. Anagana waan faa iidnay oo cadawgeenii ayaan dhulka kasaarnay. Lacagtii, Tukaraq aad dadkeena ku qaybin jirteen meesha laga saaray.

    Garaado tuuga ah, alcoholic siyaasiyiin sheegta sida Axmed Karash, Cameey. No More…Xafidulah Madaxwayne Galayr ayaa guushaas keenay. Ilaahna wuula garab galay. No Tukaraq money.

    Axmed Shirshoore
    February 7, 2018 at 4:59 pm
    Reply

  5. No more money from Tukaraq for Puntland. Ilaahbaa cadowgaas naga qabtay.

    Dhagayso Faroole. Waxaan ku heshiis ahayn in sidaas ay ahaadaan laakiin Somaliland ayaa heshiiskii nooga baxayday.

    Ilaahbaa ni kashifay. Xafidulah Galayr, Ilaah cimrigiisa caafimaad ha oogu daro.

    Cadowgaas Puntland waa fashil.

    Axmed Shirshoore
    February 7, 2018 at 5:07 pm
    Reply

  6. War waxu (Ali K. Galaydh) waxaa uu leeyahay sifa lagu garto Tukaha.
    Sifooyinka Tukaha waxaa ka mid ah haddii aad koosarad timir ah siisid oo aad war qurunka and quudanaysid dhaaf oo cun timirtaas, intuu sarwaxan iyo qaylo isku daro to lugaha ku firdhiyo, ayaa waxaad beri arkin isagoo Car cunayaa.

    Abdi yare
    February 7, 2018 at 10:46 pm
    Reply

  7. Waxaa uu inkiray nasab ni madiisi.
    Sababnimada Diinta Islaam ayaa ogol.
    Hadaladdii Faysal Waraabe ee raad koodu qoyanyahay my dhagaysto oo ku caayayey Dhukbahante iyo Harti.
    Dhulbahanta dhalaka ah waxay maahmaahaam:
    غيبت الذيب سوف للخرفان هيبة

    Abdi yare
    February 7, 2018 at 10:57 pm
    Reply

  8. Waxaa uu inkiray nasab ni madiisi.
    Sababnimada Diinta Islaam ayaa ogol.
    Hadaladdii Faysal Waraabe ee raad koodu qoyanyahay my dhagaysto oo ku caayayey Dhukbahante iyo Harti.
    Dhulbahanta dhalaka ah waxay maahmaahaam:
    غيبت الذيب سوف للخرفان هيبة

    Abdi yare geele
    February 7, 2018 at 11:00 pm
    Reply

  9. War Hartiga haysta ee na daaya. Masayrka waa tii Hooyadiin la dhimatay.

    Viva Khaatumo State. Viva Galayr. Dhawaan waa balan inaad Dhulbahante faraha kala baxdaan.

    Khamriilayaasha, Camey, Karash iyo Garaad Saleebaan iyo munaafiqiinta kale inteed gaynaysaan. Waa arinta lawada sugayo
    Ilaahow intaa nolosha igu tus.

    Ahmed Shirshoore
    February 9, 2018 at 12:13 am
    Reply

  10. Nasiib daranaa, waxey kala hororsan kondhomka Isaaq hingiriisku ku waso.
    aaway dadnimadii mee caqligii, rabbi idin aamusi.

    Maxamad Yusuf
    February 9, 2018 at 5:36 am
    Reply

  11. Isaq idinkaa ka xun. Puntland waxay isku dayday in ay Somali ku qaraabato Harti inay matalaan. Laakiin, Ilaahbaa kashifay.

    No more khiyaano. Khaatumo State ayaa matalayso Dhulbahante idinkana Puntland tiina. Beentii waa dhamaatay. Viva Xafidulah Madaxwayne Dr. Cali Khalif Galayr.

    Kanaxoow nafta waa, reer Puntland.

    Ahmed Shirshoore
    February 9, 2018 at 6:05 pm
    Reply

  12. waar kan shirshoore sheeganaya waa iidoor waar kala bax af xumada webka orodo webebkiina ka cayntan waa edebdran tahay soo badheedh maxaa isu qarinaysaa oo dadka magacooda u sidataa waxba ha noo amaanin cali khalif iyo inta la socota waxay yiheen waan garanaynaa.

    ahmed
    February 10, 2018 at 3:08 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *