Cali Khiyaano Qaran Soomaaliyeed Oo Sheeggay In Maamulka Somaliland Dhulbahante U Isticmaalo Khiyaanadii Ingiriiska ee Qaybi Oo Xukun oo12-ka Isim Uu Midwalba Bishii Siiyo 2000$ Oo Laaluusha

Filed under: Important News,Wararka |

Maamulka Somaliland ee 27-ka sano ku mashquulsanaa burburinta midnimada shacabkaan masaakiintaa ee Soomaaliyeed, ayuu odagii khiyaamo qaran Cali Qooto Qooto –akhri qoraalka sababta qooto qooto lowgu baxshay

Cali Khiyaamo qaran Soomaaliyeed Cali Qooto ayaaba la yaabay markii uu Hargaysa tagay khiyaamada maamulka Somaliland oo ah mid ay kasoo maanguuriyeen khiyaamooyinkii Ingiriisku caalamka ku xkumi jirray ee qaybi oo xukun.

Dad badan baa aaminsan in Hargaysa uu Ingiriiska iyo Itoobiya ka taliyaan oo madaxda Somaliland ay maqaar saaryihiin.

Cali wuxuu ku dhaaranayaaa in 13-ka isim ee dhulbahante midkasta khasnadda madaxtooyada laga siiyo lacag ka badan midda wasiiradu qaataan, wuxuuna Cali afka ku dhuftay 2000$.

Hadaba kooxdan hargaysa fadhida ayaa baryahaan waxaa indhahoodoo dhan ku eegaya Soomaalidii masaakiinta ahaa ee meel laga burburiyo garran la’aa ayaa baryahaan waxaa la qarxinayaa miinooyin aasnaa.

Markii ugu horaysay waxaa la daba galay miinooyinkii Itoobiya ee lagu burburinayay qaranka Soomaaliyeed.
Waxaa lagu xijiyay miinooyinkii Carabta ee lagu burburinayay qaranka Soomaaliyeed.

Hadda waxaa isha lagu hayaa Miinooyinka maamulka Somaliland oo kaba culus kuwa kale oo dhan oo la isku daray waayyo iyagu waa Soomaali, waxaana la sheegaa in Alshabaab laga soo maalgalliyo Hargaysa.

12 Responses to Cali Khiyaano Qaran Soomaaliyeed Oo Sheeggay In Maamulka Somaliland Dhulbahante U Isticmaalo Khiyaanadii Ingiriiska ee Qaybi Oo Xukun oo12-ka Isim Uu Midwalba Bishii Siiyo 2000$ Oo Laaluusha