Camey: Waa Haynaa Raggii Qaraxa Gaystay, Illaa kun mitir wixii Guri ku Yiil Saqafkaa Soo Daatay (dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Madaxwayne ku xigeenka Puntland Eng Camey ayaa voa-da waraysi uu siiyay ku cadeeyay in ay hayaan raggii qaraxa gaystay raadkooda.

Madaxwayne Camey ayaa sheegay in 100 kii guri ee xero dayax ee ay dawladda Puntland dhisaysay dhulka la dhigay, illaa 1000 mitir wixii guryo shacabku lahaayeen uu saqafku ka soo daatay, Isbitaalkii waynaa ee Gaalkacyo uu qaraxaas awgiis la burburay..

Akhri qormadii aan Puntlandobserver ku daabacnay maalintii uu qaraxu dhacay
Faahfaahin Qaraxii Xero Dayax lala Eegtay Ee Gaalkacyo.

Dhanka kalena Madaxwayne Camey ayaa sheegay in uunan jirin xiriir wadashaqayn dhanka amaanka oo ka dhexeeya Puntland iyo Galmudug iyo DFS iyo Soomaaliland.
Dhegeyso

One Response to Camey: Waa Haynaa Raggii Qaraxa Gaystay, Illaa kun mitir wixii Guri ku Yiil Saqafkaa Soo Daatay (dhegeyso)

  1. Pingback: Camey: Waa Haynaa Raggii Qaraxa Gaystay, Illaa kun mitir wixii Guri ku Yiil Saqafkaa Soo Daatay (dhegeyso) - Daily Somalia Report