Canada Iyo Qowmiyadaha Ku Nool Iyo Soomaalida Oo Kamida Kuwa Ugu Yar Balse Wasiir Dalka Ka Noqday

Filed under: Important News,Wararka |

JUSTIN TRUDEAU & MP AHMED

Qowmiyadda Soomaalida ayaa lagu tilmaamaa dad aad u firfircoon waxaana cadaynaya, Soomaalida oo dalka Canada muddo aad u yar ku noolayd isla markaana marka la barbar dhigo qowmiyadaha kale noqonaya dad aad u tirayar ayaa haddana ka mid noqday 35 wasiir ee wadanka dhan ee Canada ka jira.

Soomaalida Canada ku nool ayaa lagu qiyaasaa 65000 oo ruux.

Minister of Immigration, Refugees and Citizenship

Halkaan ka eeg qowmiyadaha Canada iyo Soomaalida oo kuwa ugu yar ku jira

Ethnic origins of people in Canada

Iyo Cabinet of Canada– Wasaaradaha Canada

 

 

Dhanka kale shirkaddii batroolka ka baaraysay Puntland Africa Oil ayaa waxaa laga lahaa dalka Canada, taasi oo ay shacabka Canda ku qadariyaan Soomaalida maadaama ay Soomaalidu xoogaagii yaraa ee ay hayeen ay siiyeen Canada, waxaana sabab u ahaa Madaxwaynihii Puntland Cadde Muuse alle ha u naxariisto oo reer Canada ahaa.

 

Wasiirka Qaxootiga ayaa qudhiisu asal ahaan kasoo jeeda Puntland/  Degamada jariiban