Caqliga Prof Galaydh iyo 3 Ruux ee Maakhir kasoo jeedda ee uu la dhisanayo Maamulka oo la qarxiyay(profasoor danbe yaa aaminaya)

Filed under: Wararka |

Maanta cid danbe oo aaminaysa hebel waa prof ma jirto, waayo waa ay fashilmeen nimankii Profasoorada sheeganayay.
Prof Axmed Ismaciil
Prof Gaas.
Prof Galaydh.
Prof Culusow.
Prof Galaydh wuxuu yiri waxaan dhisayaa maamulak maakhir iyo Khaatumo, qolooyinka warbaahinta ayaa ka shifay caqliga uu maamulka ku dhisayo iyo cidda uu la dhisanayo hoos ka akhri Hanaanka uu Prof Galaydh maamulka u dhisayo

http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/6596-khaatumo-iyo-3-qof-oo-reer-maakhira