Home » Archives by category » Aqoon-kororsi

Kumaad Rumeeysanaysaa?

Kumaad Rumeeysanaysaa? Waxaa kadinka deyrka Wadaad Nasruddiin yimid nin ay jaar ahaayeen. Dibedda ayuu ugu soo baxay oo ninkii la kulmay. “Wax miyaad, Shiikhow, ka qabi lahayd,” jaarkii ayaa weyddiiyey, “in aad maanta dameerkaaga i amaahiso? Degmada inagu dhow ayaan alaabo yar ku geeysan lahaa.” Hayeeshee, Wadaadku arrinta sinnaba uguma jajabnayn, gaar ahaan in uu […]

Siyaasadaha Dhaqaalaha Dunida dhaqaale ma horumari karo, haddii aan lagu dhaqminnin siyaasado sax ah oo horumarka ka miradhaliya. Siyaasadaha dhaqaalaha ee wanaagsan waxay kala yihiin sidan soo socota: In suuqu xoryahay (free market); In canshuuraha badeecadaha soo dega iyo kuwa gudaha la yareeyo; In xukuumaddu aanay faraggellinnin suuqyada kuna ekaato kaalinteeda sharci-u-dejinta dhaqaalaha, ilaalinta iyo […]

Continue reading …

Shirkadaha Waaweyn ee Soomaaliya Dhaqaalaha Soomaaliya waxa saldhig u ah dhoofinta xoolaha, beeraha, iyo xawaaladaha. Xeerarka Soomaalida ee soo-jireenka ah ayaa fududeeyay in ganacsatadu amni helaan, gaar ahaan deegaannada Puntland iyo Somaliland. Nabaddoonnada iyo baarlamaannada gobolladaasi ama deegaannadaasi ayaa gacan ka geeystey, halkii ay ka ahayd in dawladda dhexe sugto amniga ganacsatada iyo muwaadinnada dalka. […]

Continue reading …

Tilmaamaha Hoggaaminta Wanaagsan Dabeecadaha wanaagsan waxaa ka mid ah jacaylka, naxariista, degganaanshaha, daacadnimada, iwm. Dhanka kale dabeecadaha cudurrada faafa ee sunta ah oo kala ah: nacaybka, khaa’innimada, aarsashada, iwm, ayaa ku faafa bulshada. Sidaas darteed hoggaamiyayaasha iyo ciddii daneenaysa in ay noqoto waa in naftooda aqoon wannaagsan u leeyihiin. Dadku hufnaan ma aamminsanyahay? Hoggaamiyayaashuse ballanqaadyadooda […]

Continue reading …

Madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa si geesinimo ah u diiday dalab uga yimid madaxda maamul Gobaleedyada oo qaba in Sacuudiga iyo Imaaraatka awgood xiriirka loo jaro dalka ay ka gardaranyihiin ee Qadar. Hadaba Soomaaliya ayaa burburka soo gaaray waxaa u sabab ahaa gulufkii colaadeed ee ay Soomaaliya ku qaaday ethiopia 1977, kaasi oo ahaa dalab uga […]

Continue reading …

Sababaha Fashilaadda Ganacsiyada Maxaa Sababa Fashilaadda Ganacsiyada? Mid ka mid ah waxyaabaha sideedaba ay adagtahay in la garto waa weyddiinta ah: Maxaa sababa fashilaadda ganacsiyada? Su’aal weeye maskaxda daalinaysa. Haddii maammulayaasha ganacsiyadu ka warqabi lahaayeen in khalad ay sameeyaan, waxaa laga yaabi lahaa dhibaatada in xal ay u raadin lahaayeen. Badi maammulayaashu, xitaa haddii ay […]

Continue reading …

constituency oo micnaheedu yahay sida soo socota. Tirada Xildhbaanada ee dal ayaa waxaa loo qaybinayaa tirada dadka ee dalka waa marka dalka oo dhan laga hadlayo, markaas ayaa waxaad helaysaa Gobol kasta ama magaalo kasta ama meelkasta oo dad ku nool yahay inta xildhibaan ee kasoo bixi karta. Tusaale sawirka kore waa map constituency Gobol […]

Continue reading …

Goodirkii Xanuunsanaa Goodir xanuunsaa ayaa kob gees ah oo dhulkiisii daaqsinta ahaa jiifey. Tiro badan oo saaxiibbadiisa ahaa baa hadba soo booqda oo ka waraysta xaaladdiisa caafimaadka halka ay marayso. Hase ahaatee, kii kol soo booqdaba wuxuu isugu roonaadaa in uu bukaanka ka cuno cuntadii ag tiilley. Sidaas darteed, Goodirkii waa dhintey. Uma dhimannin cudurkii […]

Continue reading …

Cajam, Carab iyo Cuddoon Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Cajam iyo Carab lugabaxsi isu raaceen. Waxay arkeen inan gashaanti ah oo jaah iyo joog Eebbe u dhammeeyey oo Cuddoon la yidhaahdo oo aqalkoodii ku sii socota. Carab ayaa yidhi: “Jeclaan lahaayaa in aan u tago oo la soo haasaawo.” Cajam baa isna yidhi: ”Jeclaan […]

Continue reading …

Qurbajooggu waa Cudud Qarsoon Ururradeenna qurbajoogta waxay u jiraani waa qaabkay u beddeli lahaayeen magaalooyinka iyo tuulooyinka naga lumay. [Our exile organizations have been our way of replacing the cities and villages we have lost.] Henning Mankell Awoodda qarsoon ama aan muuqan ee Puntland waa qurbajoogta qarnigii labaatanaad (20th Century) ee tegey intii dhexda lagaga […]

Continue reading …
Page 1 of 19123Next ›Last »