Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 16)

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Waxa ugu horreeya aad sameeysaa waa in aad indhaha kala haysaa oo waaci noqotaa, haddaad doonayso weeye in riyooyinkaagu rumoobaan. J. M. Power If you want to make your dreams come true, the first thing you have to do is wake up.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 07.11.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day] Kolkaad wax badan ogtahay, waxaad garwaaqsataa in wax badan kaa dhimanyihiin. Kolkaadse wax yar ogtahay, waxaad isu haysataa in aad wax badan garanayso. Magaclaawe The more you know, the more you realize how much you don’t know. The less you know, the more you think you know. Unknown   […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Waqtigu waa waxa ugu qiimaha badan uu qof kharashgareeyn karo. THEOPHRASTUS Time is the most valuable thing a man can spend.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 03.11.2017

Continue reading …

Bidaarlaha iyo Duulduulaha [Sheekaxayawaannada AESOP] Nin Bidaarle ahaa oo kolkaas shaqo ka soo rawaxay, maalin cadceeddu kululeed xagaana ahayd, ayaa kob hadh leh fadhiistey si uu u nasto. Duulduule ayaa u yimid oo dhakada bidaaartiisa ku dul xiimey oo hadba qaniinyo ku dhufdhuftay. Ninkii wuxuu u tabaabusheeystey in bahalkaa yarka ah u gacanqaado oo kaw uu […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Booyid ayaynnu ku dhallannaa, cabasho ayaynnu ku noolaannaa, hanqaaran ayaynnu ku dhimannaa. Thomas Fuller We are born crying, live complaining, and die disappointed.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 02.11.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] The elephant does not feel the weight of its own tusks. SHONA PROVERB Maroodigu ma dareemo culayska foolashiisa. Maahmaah Shoona   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 01.11.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] On no soul doth Allah place a burden greater than it can bear. Holy Quran 2:286 Culays ka weyn Eebbe naf ma duldhigo waxay iyadu awooddo mooyee. Quraanka Kariimka 2:286   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 31.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Life is short, science is long; opportunity is elusive, experiment is dangerous, judgement is difficult. Noloshu way gaabantahay, cilmigu wuu qoto dheeryahay; fursadda garwaaqsigeedu waa wax fog, tijaabadu waa wax halis ah, garsooriddu waa wax adag.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 30.10.2017  

Continue reading …

Dhagar Dumar

Comments Off on Dhagar Dumar

Dhagar Dumar Waxaa la yidhi, nin baa beri socdaalay oo afadiisii reerka iyo aqalka uga tegey. Dabadeed intii uu maqnaa waxay ooridii la saaxiibtay oo gurigii ugu yeedhatay nin kale. Dhowr cisho kaddib waxaa safarkiisii ka soo noqday odaygii reerka. Wuxuu soo galay hoygiisii, si uu u nasto dhoofkiisii dheeraa kaddib. Isla durbadiiba, marwadii waxay […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Argaggixisadu qawmiyad ama diin midna ma lahan. Vladimir Putin Terrorism has no nationality or religion.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 29.10.2017

Continue reading …