Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 17)

Murtida Maanta [Thought of the Day] Farxad qudha ayaa ifka nolosha ka jirta, in aad wax jeclaato laguna jeclaado. Amantine Lucile Aurore Dupin There is only one happiness in this life, to love and be loved.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 27.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Diinta Islaamka ayaan aamminsanahay. Eebbe iyo nabad baan aamminsanahay. Maxamed Cali I believe in the religion of Islam. I believe in Allah and peace.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 26.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Islaamku waa diinta ugu wanaagsan, Muslimkuna taabacayaasha ugu liita weeye. George Bernard Shaw Islam is the best religion and Muslims are the worst followers.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 25.10.2017

Continue reading …

WAANO

1 Comment

  WAANO Wadaad iyo ninkii waran lahow, dirir u weel qaada! Wehel iyo walaal wada socdoo, waana-qaba yeesha! Wacadkaad isugu dhaarateen, waafi ha ahaado! Waddankeennu waa fiicanyahaye, cadowga weydaarsha! Walbahaarka dhiga geesi baan, waabasho aqoone! Raage Ugaas

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ragow kibirka waa lagu kufaa, kaa ha la ogaado! Ismaaciil Mire Oh men, pride brings disaster: let that be remembered!   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 24.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Dunidan guudkeeda waxa ugu muhimsan waa in la barto sidii qofka jacayl uga go’i lahaa oggolna ugu geli lahaa. MORRIE SCHWARTZ The most important thing in this world is to learn to give out love and to let it come in.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 23.10.2017  

Continue reading …

Ha la Kala Dego si Laysugu soo Hilloobo Dad baa jira wali ku hammiyaya/taamaya in dib loogu noqdo nidaamkii iyo xukunkii dhexe ee magaalada ku urursanaa (City State). Qof jecel iyo mid necebba kaasi waa tegey, mana soo noqonayo. Waxa keli ah ee lagu wada joogi karo, kolka laga cibaaro-qaato wixii dhacay taariikhihii dhowaa, waxa […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day] Ruuxa aan wuxuu haysto ku qanacsannayn, wuxuu ka heli lahaa in uu haysto kuma qanacsanaan doono. Socrates He who is not contented with what he has, would not be contented with what he would like to have.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 19.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Arrin muhimmad badan weeye in aad is-barto la xaajoodka dadkaad wax isku maandhaaftaan.   Pete Seeger It’s a very important thing to learn to talk to people you disagree with.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 18.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ruuxa iskuddayaa in uu liifadda feynuuska gaaska qof kale leeyahay bakhtiiyo, gadhkiisa ayuu dab qabadsiin doonaa. Maahmaah Kazakhi   Someone who tries to blow out another person’s oil lamp will set his beard on fire. Kazakh Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 17.10.2017

Continue reading …