Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 2)

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Webiyada, balliyada, harooyinka iyo durdurrada – giddi magacyo kala dudduwan bay kala leeyihiin, hayeeshee dhammaantood biyo ayaa ku jira. Siday diimuhuba falaan – kurtood xaqiiqooyin ayay xambaarsanyihiin. Muhammad Ali Rivers, ponds, lakes and streams – they all have different names, but they all contain water. Just as religions do […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Bulshooyinka hoos-u-dhaca uu ku socdo ma dalbaan in aragtifogayaal ay u adeegaan. Anais Nin Societies in decline have no use for visionaries.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 30.04.2018  

Continue reading …

Sidee Loola Heshiin?

Comments Off on Sidee Loola Heshiin?

Sidee Loola Heshiin?   Hoo nimaan ku tarayn Hiilna kuu galahayn, Hantidaad u yeeshiyo Intaad maal u hibeeysey Kuugu haynnin abaal Hawana aad uga buuxdo, Hanad baan ahay fiican Iyo rag adaa u horreeya Hiyigiisu tusaayo, Daruurta haadi korkeenna Iyo cirkaas haaminhayaa.   Haddaad hoos u ogaatana Hungo aan waxba dhaamin Oo halna aan ku […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Hadal haan ma buuxsho. Maahmaah Soomaaliyeed Talk does not cook rice. Chinese Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 26.04.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Muuqaalka guud waligaa dhab haw qaadannin. William Safire Never assume the obvious is true.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 25.04.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Laga yaabee wax jiridda oo qudha ka dhex bidhaamaya in aad laamaha dhexdooda ka dayddayayso. Jalaluddin Rumi Maybe you are searching among the branches, for what only appears in the roots.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 24.04.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Aargoosiga ugu wacan maaha in aad cadowgaaga oo kale noqoto. Marcus Aurelius The best revenge is not to be like your enemy.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 23.04.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Cid kaloo nidaamka musuqa ahi halis gelisa ma jirto aan caqliga xorta ah ka ahayn. Suzy Kassem Nothing threatens a corrupt system more than a free mind.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 20.04.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Qaababka qaddarineed oo ugu qiimaha badan waa dhegeysiga qof kale waxa uu ku odhanayo. Bryant H. McGill One of the most sincere forms of respect is actually listening to what another has to say.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 19.04.2018  

Continue reading …

Awr, Faras iyo Dameer [Sheekaxayawaanka Soomaalida]

Comments Off on Awr, Faras iyo Dameer [Sheekaxayawaanka Soomaalida]

Awr, Faras iyo Dameer [Sheekaxayawaanka Soomaalida] Waxaa la yidhi: Awr, Faras iyo Dameer ayaa sheekeeystey. Awrkii baa yidhi: “Anigu afar aqal baan kol qudha wada qaadi karaa, haddii weeye qof dumaroo wanaagsani igu rarto. Haddiise haweeyney xumi aqal qudha igu rarto, kolkaas anigu ma karo in aan qaado.” Faraskii ayaa isna yidhi: “Anigu nin fuulliinka […]

Continue reading …