Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 29)

Gudiga Doorashooyinka Puntland Oo Soo Bandhigay Hadafka Gudiga iyo Madaxwayne Camey oo hadal Culus Goobta Ka jeediyay

Comments Off on Gudiga Doorashooyinka Puntland Oo Soo Bandhigay Hadafka Gudiga iyo Madaxwayne Camey oo hadal Culus Goobta Ka jeediyay
Continue reading …

Aqoon yahan Maxamed Xasan Alto oo PLTV uga Waramay Sidii Dhalinyaro Aqoon Leh Loo Helilahaa

Comments Off on Aqoon yahan Maxamed Xasan Alto oo PLTV uga Waramay Sidii Dhalinyaro Aqoon Leh Loo Helilahaa
Continue reading …

Somaalida Minneapolis Ee Ka Ganacsata Gawaarida: Oo Laga ‘Cabanaayo’ Waxaa soo badanaysa cabashada dadka ka ganacsada BAABUURTA ee degan magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota. Runtii lama oga waxa keenay in ay dadka si wayn uga cabtaan, iskuna dhiibaan ganacsadata lokalka ah, kuwaasoo looga cararey markii hore ‘RIBADA’. Aqristow anigaanba waxaan halsano iyo nus ka hor […]

Continue reading …

Qadaafi OO 16 Waxqabad Oo uu Liibiya U qabtay Lasoo bandhigay iyo Sh Shariif oo Bartiisa Faceboogga Ku Faafinaya

Comments Off on Qadaafi OO 16 Waxqabad Oo uu Liibiya U qabtay Lasoo bandhigay iyo Sh Shariif oo Bartiisa Faceboogga Ku Faafinaya

Sh Shariif Madaxwaynihi Hore ee Soomaaliya ayaa bartiisa Facebuugga ku soo bandhigay qormo uu nin Gaaniis ah tarjumay oo ka sheekaynaysa waxqabadkii Qadaafi. Hadaba marar badan baan aad ugu daabacnay P/O in aynan waxba soo kordhinayn kaabayaal dhaqaale oo nin kaligii taliye ah uu dhisay, isla markaana uu xukunkii bulshada ka boobay oo shandad uu […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Carabta lamadeggaanka degta waa kuwa ugu daran kolkay gaalnimo iyo labawejiilennimo noqoto. Waxay inta badan ku suganyihiin aqoondarro ka haysata in ay gartaan xuduuddada xeerarka uu Eebbe Rasuulkiisa ku soo dejiyey. Illaahayse waa wax walba Ogaale, waa Garaad Idile. Qur’aanka Kariimka 9:97 Suuradda al-Atawba   The Arabs of the desert […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Waxaan haba yaraatee doorbidi lahaa in aan ku xurmad iyo haybad beelo halka aan qish iyo laqdabo ku guuleysan lahaa.   Sophocles     I would prefer even to fail with honour than win by cheating.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 09.05.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]   (Maxamed), u sheeg addoommadayda in waxa ugu wanaagsan ay yidhaahdaan. Dhabtii shayddaanka baa shaqaaqooyin dhexdooda ku beera; isagu waa nacabka aadanaha.   Qur’aanka Kariimka 17:53 Suuradda al-Israa     (Muhammad), tell My servants to say what is best. Satan sows dissension among them; he is the sworn enemy […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day]   Ama waddo ayaan heli doonaa, ama aniga ayaa mid sameeysan doona.   Philip Sidney   Either I will find a way, or I will make one.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 28.04.2016

Continue reading …

Wariye Cabdislaan Hereri ayaa kasbaday Soomaalida maadaama uu intii uu joogay idaacadda BBC-da lagu xasuusto dhexdhexaadnimo, hadana intii uu bookhanayay wadamada Soomaalidu ku nooshahay ayuu isku taxalujiyaa inta karaankaankiisa meelaha uu bookhanaya in laga hello qaybaha kala duwan ee Soomaalida, waxaana isa soo taraya amaanta ay Soomaalidu usoo jeedinayaan iyo sida gaarkaa ay uga dareemayaan […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]   Jacayl ma jiro haddii aanu cafis jirinnin, cafisna ma jiro haddii aanu jacayl jirinnin.   Bryant H. McGill   There is no love without forgiveness, and there is no forgiveness without love.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 27.04.2016  

Continue reading …