Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 3)

Murtida Maanta [Thought of the Day] In laba waxyaalood mar qudha la sameeyo, waa middoodna yaan la sameeynnin. Publilius Syrus To do two things at once is to do neither.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 18.04.2018

Continue reading …

Warbixin: Soomaalidu Asal Ahaan Ma Carab Baa Mise Kushitig

Comments Off on Warbixin: Soomaalidu Asal Ahaan Ma Carab Baa Mise Kushitig

Idaacadda Buulaxuubay ayaa warbixin ka diyaarisay Isirka Soomaalida, hoos ka eeg. Waxaa jira dhowr doodood oo ku salaysan halka ay Soomaalidu isir ahaan kasoo jeedaan. Hase yeeshee waxaa xaqiiqa in Soomaalidu kasoo jeedo dadyahow-gii ugu horeeyay faracyadii nabayadii Nabi Muuse, Nabi Maxamed, Faraaciintii hore. Waxaase wax cad lahayaa in ay Soomaalida iyo Oromadu arragti ahaan […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Hididdiiladu xididka weeye giddi madaxwareerka. William Shakespeare Expectation is the root of all heartache.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 13.04.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Aqoondarradu waa xididka iyo jiridda shar kasta. Plato Ignorance, the root and the stem of every evil.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 12.04.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Haddaadan aamminsannayn in cadceeddu soo bixi doonto, keligaa u sarakac ilayska u dambeeya oo soo dhowee gudcurka habeenkii iman doona. Chris Cornell And if you don’t believe the sun will rise, stand alone and greet the coming night in the last remaining light. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 11.04.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Naxariista oo ereyo lagu muujiyo kalsooni ayay abuurtaa. Naxariista oo feker lagu dhaliyo wax weyn oo qaayo leh ayay abuurtaa. Naxariista oo wax siin loo bixiyo jacayl ayay abuurtaa. Lao Tzu Kindness in words creates confidence. Kindness in thinking creates profoundness. Kindness in giving creates love.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com […]

Continue reading …

Jamaal iyo Jalaqsan

Comments Off on Jamaal iyo Jalaqsan

Jamaal iyo Jalaqsan Waa waayada ka mid ah waxaa jiri jirey inan agoon iyo rajay ahaa. Jamaal ayaa magaciisa la odhan jirey. Waxaa barbaariyey oo wax soo baray oo habeen iyo maalin heegan u ahaa oo muraqoodii iyo iyo maalkoodiiba u huray adeerkii aabbihii la dhashay iyo afadii uu qabay oo inanka eeddo ugu aaddanayd. […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Nolol aan la sharribin, ma ahan noolaan abdo leh. Democritus Life unexamined, is not worth living.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 09.04.2018  

Continue reading …

Xog:Ciidamada Dawladda SNA Waxaa Ay Beesha Caalamka Siisaa 250 million/Bishii 21 million$, Calaa Askari Bishii 720$, Waxaa Mushaar lagu Qaataa 29000 Askari, Laakiin Waxaa Runa 12000 Askari oo Lasiiyo min 100$, Alshbaab Waa 3000 Oo Ruux (Warbixin Xasaasiya Dr. Felbab-Brown)

Comments Off on Xog:Ciidamada Dawladda SNA Waxaa Ay Beesha Caalamka Siisaa 250 million/Bishii 21 million$, Calaa Askari Bishii 720$, Waxaa Mushaar lagu Qaataa 29000 Askari, Laakiin Waxaa Runa 12000 Askari oo Lasiiyo min 100$, Alshbaab Waa 3000 Oo Ruux (Warbixin Xasaasiya Dr. Felbab-Brown)

Dr. Felbab-Brown ayaa warbixin ka jeedisay hay’adda Brookings institutions. Dr. Felbab-Brown waxay sheegtay in ay beesha caalamka sanadkii ku bixiso ciidamada dawladda federaalka ee SNA lacag gaaraysa 250 million$ sanadkii, waxayna sheegtay in qaab musuqmaasuqa lagu diinwaangaliyay in ay tirada ciidamada dhanyihiin 2900 oo askari taasi oo ka dhigan in calaa askari lagu qaato sanadkii […]

Continue reading …

Waxaa calaamad su’aal lagaliyay,  in wadamada Soo koraya aynan lahayn awood ay kaligood meel ugu istaagaan, maadaama dunidii dhanka dhaqaalaha iyo aqoonta aad lowgu kala horumaray.   Hadaba bal aan is barbardhigno dabadhilifyada dalalka soo koraya xukuma. Madaxwayne xukuma mid kamida dalalka soo koraya oo daba dhilif u ah mid kamida 3da dal ee dunida […]

Continue reading …