Home » Archives by category » Articles

Khudbaddii Trump Maxaa kaaga Baxay (Falanqayn kooban)

Soomaalidaa waxay tiraahdaa nin aadan saacad ku baran sanad kuma baratid, waxaana muhiima in aad marka uu ruuxu hadlo aad hadalkiisa ku qaymiiso ruuxa. Hadaba khudbaddii Trum uu ka jeediyay xafladdii caleemasaarka Trump ayaan in yar fallanqaynaynaa. Khudbadha ayaa sidooda waxaa loo qaybshaa labo 1) Khudbad fadhikudirir iyo caadifad 2) Khudbad aqoon, cilmibaaris iyo qorshe […]

Bangiga Adduunka Ayaa Sheegey in Qaxootiga iyo kooytooyda Dhaqaalaha Adduunku Faa’ido ugu Jirto Waxaa muddooyinkan dambe laga hadlayay saameeynta qaxootida iyo soo-galootida. Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa aamminsan in qaxootida iyo soo-galootiduba ay faa’iido ugu jirto dhaqaalaha dunida. Warbixin bangigu soo saaray dhammaadkii sannaddii 2015kii oo lagu magacaabo isbeddelka da’aadda dadka (Demographic Change) ayaa sidaas […]

Continue reading …

Maqaal: Qorshaha Ethiopia ee Soomaaliya Tan iyo markay  Ethiopia soogashay  waddanka Soomaaliya, waxaa rumowdey qayb ka mida rajadeedii ahayd inay hantido Soomaaliya, siyaasad ahaan, ciidan ahaan iyo bulsho ahaanba. Saraakiishii military ee waddanka soo gashay  waxay  si fudud u fahmeen, qaab dhismeedka bulshada Soomaalida ee Qabaa´ilka ku salaysan. Ninka Ethiopa wakiilka ka ahaa welina ka ah […]

Continue reading …

Markii ay socotay doorashadii xasan sheekh maalintaas si live ah ayaan uga soo tabinaynay doorashada, waxaanan si aan la malaynkarrin ugu faraxnay markii uu guulaystay Xasan Sheekh, waxaana ay qaar ka mida wariyaasha P/O is yiraahdaan allayle waxay u egtahay in aanan u baahan doonin sii shaqaynta webka P/O marba haddii uu dalkii Madaxwayne wanaagsan […]

Continue reading …

ches Inta badan burburka qaran ee Soomaaliya waxaa sababta ugu wayn leh Ethiopia oo dhul aad u ballaaran oo Soomaali leedahay xoog ku haysta, waxaana marwalba jira shaki aan dhammaan oo dhanka Ethiopia ah oo ay markaa isleeyihiin haddii Soomaali idinku xoogaysato dhulka Soomaalida ee aad xoogga ku haystaan ma sii haysan kartaan. Waxaa iyana […]

Continue reading …

Aduunka waxaa ugu wanaagsan Cadaaladda iyo Runta. Maraykanka iyo doorashada madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa Nidaamka doorashada ee Maraykanka ayaa ku salaysan hab la yiraahdo electoral college oo micnaheedu ka dhigan yahay doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka sare (representation in the Senate-upper chamber- and House of Representatives lower chamber) oo ka kooban 538 Xildhibaan kuwaas […]

Continue reading …

An annual northeast Minneapolis photo show chronicles life of Somali family, community Mohamed Barre’s annual photo exhibit started out as an uncommon introduction to his northeast Minneapolis neighbors. It has grown into an artistic outlet, an annual family tradition and a ploy to get local Somalis and non-Somalis to mingle and get to know one […]

Continue reading …

Faalo shirkii madash-wadda-tashiga Qaran ee hogaamiyayaasha Soomaalida oo maanta ka furmay magaalad muqdisho iyadoo ay Horyaalaan Qodobo si fudud aan xal loogu helikarin 1) In La Cayimo waqtiga doorashada la soo afjarayo arinka oo ah mid aad u adag inta la xalinayo kuraasta laysku haysto. 2) Dhameystirka Hannaanka Doorashada Dadban Dedejinta Doorashada Aqalka Hoose Iyo […]

Continue reading …

Waa su’aasha ugu badan ee Soomaalidu is waydiiyaan, waana qisa ku cusub dunida hal magaalo oo ay ka jiraan laba maamul Gobaleed oo colaadi ka dhaxayso. Wixii ka horeeyay soo ifbixii argagixisada dhib kama taagnayn labada maamul ee Gaalkacyo laakiin wixii ka danbeeyay dhalashadii ururka Alshabaab ee intay afka soo duubtaan ruuxii isagoo ku tukanaya […]

Continue reading …

Dabacaseer iyo Farxiya Iskoor: Maxay Dadkoodi u Dayaceen? Ayamahaan waxaan ka gaabsaday qoraalada, anigoo sidiinoo kale ku mashquulay caruurta iyo korintooda. Si kastaba ha ahaatee, waxaa qoraalkaan aan ugu talo galay aan xasuusiyo Ehelada Sheikh Dabacaseer iyo ardayadiisa Farxiya Iskoor inay masuuliyad ka saaran tahay in ay ogaadaan xaalada ay ku sugan yihiin. DABACASEER oo aan u badinaayo […]

Continue reading …
Page 1 of 23123Next ›Last »