Home » Archives by category » Articles (Page 2)

Xogta Asalkaa ee Mooshinka Oo La Ogaaday In ay Daarantahay, Khayre Oo Doonayay In Loo Ansaxiyo Sharciyada Batrooka, Heshiisyada Dp-World, Iyo Jawaari OO La Heshiiyay Guruubka Damuljadiid ee Xasan Shiikh (Warbixin)

Comments Off on Xogta Asalkaa ee Mooshinka Oo La Ogaaday In ay Daarantahay, Khayre Oo Doonayay In Loo Ansaxiyo Sharciyada Batrooka, Heshiisyada Dp-World, Iyo Jawaari OO La Heshiiyay Guruubka Damuljadiid ee Xasan Shiikh (Warbixin)

Waxaa isa soo taraya wax ka ogaanshaha arrimaha gadadal ka riixaya ee asalka u  Mooshinka Jawaari. waxaa la xaqiijiyay in ay xukuumadda Khayre  wadatay, hindise sharciyoodyo farabadan oo aan Soomaali dan u ahayn,oo uu ugu danbeeyay kii Dp-World,. Markii ay baarlamaaanku ku dhawaaqeen in dalka laga saaro Dw-World   xukuumadda Khayre aad ayay uga carootay arrinkaas, […]

Continue reading …

Waxa la isku hayaa waxaa weeye. Sharcigii batroolka ee la ansixiyay 2008-dii oo la rabo meesha in laga saaro, laguna badelo sharci ay soo samaysatay Somgasoil oo  uu Khayre hormuud ka yahay, golaha wasiiradana ka ansixiyay, baarlamanka in la geeyana laga baqay, shirkii Nairoobi lagu qaban lahaa oo shidaalka iyo macdantana lagu qaybsan lahaana uu […]

Continue reading …

Muxaadarooyin Ku Saabsan Sida Illaahay U Abuurray( Dhulka, Malaa-igta,Jinn-ka, Bini-aadamka(Adam), Janada, Naarta, Naxariista,Caalamka(Universe)) (Kala Soco Puntlandobserver)

Comments Off on Muxaadarooyin Ku Saabsan Sida Illaahay U Abuurray( Dhulka, Malaa-igta,Jinn-ka, Bini-aadamka(Adam), Janada, Naarta, Naxariista,Caalamka(Universe)) (Kala Soco Puntlandobserver)

Bismillah. Insha allah dhammaan walaalaha ku xirran P/O waxaan idinla socodsiinaynaa in aan waayada soo socda, aannu aad idiinku soo gudbin doonno, qisooyin, muxaadarooyin iyo muxaadarooyin diiniya oo ku saabsan quraanka iyo axaadiithtu aayadaha ay kaga sheekeeyeen abuuridda illaahay koomka iyo wixii kunool, malaa-igta, Jinn-ka (billowgii iyo dhammaadka). Inta aan illaahay bini aadam abuurrin koomka […]

Continue reading …

Adeegsiga Aaladda Robodka

Comments Off on Adeegsiga Aaladda Robodka

Adeegsiga Aaladda Robodka Aaladaha robodka (robotics) wuxuu nolosha caadiga ah ee Reer Galbeedka ka galay sida u adeegsiga nadiifinta aqallada iyo jaridda cawska ka dhex baxa jardiinooyinka guryaha. Shaqooyinkan ayaa ah kuwo fudud, sidoo kalena waxaa loo adeegsadaa wax-soo-saarka warshadaha oo middaa ka culus. Tusaalaha ugu wanaagsan ayaa ah warshadaha sameeya gawaarida, doommaha, diyaaradaha, iwm. […]

Continue reading …

Fikirka La Is Raacinayo, Wixii Qurba Jooga, Ama Qorax Jooga, Ama Reer Hebel, Ama Wixii 30 Sano Ka Wayn Ma Saxbaa????:

Comments Off on Fikirka La Is Raacinayo, Wixii Qurba Jooga, Ama Qorax Jooga, Ama Reer Hebel, Ama Wixii 30 Sano Ka Wayn Ma Saxbaa????:

Soomaalida baryahaan danbe waxaa kusoo badanaya afkaar aad u qaldan iyo umado dhan oo la is raacinayo, oo la leelayahay dadka qurbajoogta Soomaalida waa wada noocaas. Ama la leeyahay dadka da’doodu ka wayntahay 30 sano ama 40 sano waa wada noocaas. Ama la leeyahay dadka kasoo jeeda reer hebbel waa wada noocaas.   Waa fikir […]

Continue reading …

Soomaalida ayaan lahayn wax warshado ah, balse illaahay ku beeray meel staraataji ah, Illaahay siiyay dhul ku habboon daaqsinka iyo Beeraha, iyo waliba bad baaxadwayn. Hase yeeshee horta Soomaalida meesha laga raacay, waa iyagoo garanwaayay nimcada sida goonidaa illaahay u siiyay, oo la rabay in ay daqiiqad kasta ku xamdiyaan oo illaahay ugu xamdi naqaan, […]

Continue reading …

Soomaaliya Oo Ku Guulaysatay Koobka Musuqmaasuqa Aduunka (Fallanqaynta Siyaasi Caalim Saamaynta DFS )

Comments Off on Soomaaliya Oo Ku Guulaysatay Koobka Musuqmaasuqa Aduunka (Fallanqaynta Siyaasi Caalim Saamaynta DFS )

Sawirka kore waa kilib yar oo ay bogooda hore dhigeen Hay’adda Daahfurnaanta (Transparency International), oo kaallinta koobaad musuqmaasuq aduunka ka gallisay Soomaaliya. Halkaan kasoo rogo Soomaaliya oo kaallinta koobbaad ka gashay Musuqmaasuqa aduunka Transparency International index Dhanka kalena Caalam ayaa isla shalay subax bogiisa facebuuk ku fallanqeeyay saamaynta xukuumadda Soomaaliya isla arrinkaas.

Continue reading …

Dhaqaalaha Dalxiiska

Comments Off on Dhaqaalaha Dalxiiska

Dhaqaalaha Dalxiiska Dalxiisku wuxuu qowmiyado badan u yahay dakhli qaran oo muhim,  sida Baraasiil, Kiinya, Masar, iyo qaar kale. Inkastoo Kiinya iyo Masar hoos-u-dhacay xagga dhaqaalihii dalxiiska ka soo geli jirey ku yimid, falal argaggixo darteed. Baraasiil waa dalka shanaad ee dunida ugu dhulka weyn. Waxaa ku yaalla webiga ugu biyaha badan adduunka oo lagu […]

Continue reading …

Mar Sadexaad Akhri Mudadii la sameeyay Dastuurka Maraykanka oo hadda laga joogo 226 sano oo aan Halmaalin Madaxwayne Muddo loo kordhin (Cadaymo)

Comments Off on Mar Sadexaad Akhri Mudadii la sameeyay Dastuurka Maraykanka oo hadda laga joogo 226 sano oo aan Halmaalin Madaxwayne Muddo loo kordhin (Cadaymo)

Waa qoraal aan Puntlandobserver ku daabacnay xilli uu Xasan Sh Doonayay in uu kororsado xukunka. Hadana wararka suuqa ku jira ayaa sheegaya in  Madaxwayne Gaas uu naawilayo in waqtiga loo kordhiyo, arrinkaas oo ay dabeecad u tahay siyaasiyiinta Soomaalida. Madaxwayne Gaas ayaa hal cod kaga guullaystay Madaxwayne Faroole oo markaas sii samaystay dastuur ay ku […]

Continue reading …

Waan Quruxsan kari Lahayn Soomaaliya Sida Morocco, Haddii Aan Iska Qaban Lahayn Siyaasiyiinta

Comments Off on Waan Quruxsan kari Lahayn Soomaaliya Sida Morocco, Haddii Aan Iska Qaban Lahayn Siyaasiyiinta

Soomaali halkaas waxaa dhigay waa siyaasi Soomaali aynan jirrin wax uu ku dhargo, waxaa Soomaali halkaas dhigay siyaasi Soomaali iimaanka la’a oo la garaayn waxa uu ku qanco. Siyaasi Soomaali wuxuu leeyahay dhaqanka dhurwaaga akhri qoraalkan Waan Qurxisan Karnaa Dalkeena

Continue reading …