Home » Archives by category » Articles (Page 23)

Ummad horumar gaadhay oo markay ugu yartahay nabaddooda ilaashaday waa ummad wax u billaabanyihiin oo arragtidoodu meel fog wax ka shiishi karaysa. Haddii ay shacabka Puntland meel uga soo wada jeestaan sidii ay dalkooda u horumarin lahaayeen maanta waa ay haystaan Madaxweynihii ku habboonaa, keliya waxaa loo baahanyahay in ay Madaxweynaha ku biiriyaan fekredihii dalka […]

Continue reading …

Maxaa wax looga qori waayay sida ay ugu Fashilnatay Qorshihii Hay’adda Qaramada Midoobay ay Soomaaliya nabad ugu soo dabaali lahayd

Comments Off on Maxaa wax looga qori waayay sida ay ugu Fashilnatay Qorshihii Hay’adda Qaramada Midoobay ay Soomaaliya nabad ugu soo dabaali lahayd

Hay’adda Qaramada Midoobay waa Hay’adda ay Dalalka Caalamka oo dhami ku midoobeen sidii Nabad waarta iyo Nolol wanaagsan looga gaari lahaa Caalamka. Dalka Soomaaliya waa Dalka kaliya ee Caalamka aynan wax dawlad ahi ka hirgallin muddo 27 sano ah. Isku daygii Hay’adda Qaramada Midoobay iyo Beesha Caalamka in ay Hanaan Dawladeed ka hirgalliyaan Soomaaliya ayaa […]

Continue reading …

Bosaso: Gole iyo Goob Somaliweyn Wada Leedahay iyo Garasha Xumida Gallan

Comments Off on Bosaso: Gole iyo Goob Somaliweyn Wada Leedahay iyo Garasha Xumida Gallan

Bosaso: Gole iyo Goob Somaliweyn Wada Leedahay iyo Garasha Xumida Gallan (Diyaariye cusmaancumar@gmail.com) Bosaso – Waa (propertiga) Hantida ummadda Somaliyeed – Guddoomiye Dhedo. cusmaancumar@gmail.com Guddoomiyaha Gobolka Bari (Dhedo): Halkaan waxaa weeye, degmada Bosaso inta ku nool ma leh, gobolka Bari ma leh, Puntland ma leh, Somali weyn baa waddadaa marta. Waa property (hanti) somaliyeed oo […]

Continue reading …

Amin-Camir oo Sawir ku cadeeyay Xiriirka ka dhexeeya DFS, Amisom iyo Alshabaab (Marka nooga baxa aan hub kala soo degnee)

Comments Off on Amin-Camir oo Sawir ku cadeeyay Xiriirka ka dhexeeya DFS, Amisom iyo Alshabaab (Marka nooga baxa aan hub kala soo degnee)

Amin-Camir oo Sawir ku cadeeyay Xiriirka ka dhexeeya DFS, Amisom iyo Alshabaab (Marka nooga baxa aan hub kala soo degnee)

Continue reading …

Falanayn Xigmadda Prof Togane ee 1000 libaax oo ay Goroyo Hogaamiso waxaa ka ka wanaagsan 1000 Goroyo oo Hal Libaax Hogaamiyo

Comments Off on Falanayn Xigmadda Prof Togane ee 1000 libaax oo ay Goroyo Hogaamiso waxaa ka ka wanaagsan 1000 Goroyo oo Hal Libaax Hogaamiyo

Maah maah caana oo Soomaaliya ayaa tidhaa “Nina Caadadi ma daayo Bahalna ceedhiin ma daayo” Marka Gorayo caadadeed waa carar iyo baqo carar, oo Qorshaha Gorayada marna kuma jiro wax iska dhici, kaliya wuxuu ku koobanyahay baqasho iyo carar. Marka haddii Gorayo hogaamiso kun libaax waxay baraysaa sida loo cararo illaa xad, laakiin haba yaraatee […]

Continue reading …

Qabyaalad-diid mise Qabiil-u-dood (Yusuf garaad oo cadaaladda cabiraya, cadaaladey xaal qaado)

Comments Off on Qabyaalad-diid mise Qabiil-u-dood (Yusuf garaad oo cadaaladda cabiraya, cadaaladey xaal qaado)

Qormadan akhri haddii aad tahay qof maskax furan, fikirkiisa xor u ah, awoodna aad u leedahay in waxa ay hadda kula tahay aad wax ka beddeli karto haddii lagu soo hor dhigo dood maangal ah oo xisaab kugu taabsiisa xaqiiqada. Waxaan rabaa in aan si deggan isula dhiraandhirinno buuqa ku furan nidaamka 4.5. Buuqaasi waa […]

Continue reading …

Socdaalka Lataliyaha DQPF Lataliyaha Dalladda Qurbajoogta Puntland ee Finland [DQPF], Inj. Haashin Xaaji Axmed Xirsi, isla markaana ah ganacsade shirkad dalka Turkiga ku leh, ayaa beryahan socdaal hawleed ku jooga caasimadda Dawladda Puntland, Garoowe. Mudane Haashin Xaaji ayaa maanta booqasho salaan iyo xogwaraysi ugu tagay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimmada soojireenka […]

Continue reading …

Maxaa kaaga baxay waraysigii Galaydh ee radio Daljir (Falanqayn kooban)

Comments Off on Maxaa kaaga baxay waraysigii Galaydh ee radio Daljir (Falanqayn kooban)

Bini aadanku waxay wax iska dhiciyaan oo is difacaan marka ay midaysan yihiin, waxa ay horumar gaaraan marka ay midaysanyihiin. Dhulka Soomaalida cidii xukuntaaba waa dhul Soomaaliyeed laakiin waxaa ugu xun ruuxa umad dhan khiyaameeya oo isqariya oo aan runta ka sheegin waxa asalkaa ee uu damacsanyahay waayo umad dhan buu halaajinayaa. Intii ay dagaalada […]

Continue reading …

Federalka iyo Puntland: Ma labo cudud oo simman, mise cudud kobocday iyo xubin naafa ah cusmaancumar@gmail.com

Comments Off on Federalka iyo Puntland: Ma labo cudud oo simman, mise cudud kobocday iyo xubin naafa ah cusmaancumar@gmail.com

Federalka iyo Puntland: Ma labo cudud oo simman, mise cudud kobocday iyo xubin naafa ah cusmaancumar@gmail.com Nidaam xasillooni qabin. Nidaam ku sifoobay musuq iyo wax isdaba marin. Nidaam ku mashquulay qeybsi qabiil iyo quursiga bulshada qeybteeda. Waa dawladda Xamar go’doonka ku ah. Haddii maanta AMISOM ka baxdo Xamar, waa hubaal tii ka dhacday Marka – […]

Continue reading …

Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri?

Comments Off on Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri?

Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri? Su’aasha kor ku xusani maaha midaan anigu maankayga ka keenay. Waa su’aal jirta oo dood weyn dhex dhigtay ku-xeeldheerayaasha cilmiyada buslshada, dhaqaalaha, iyo siyaasadda. Waana su’aal ay ila noqotay inaan maanta idin soo hordhigo, si aynu u wadaagno aqoonisweydaarsi ku saabsan aafada ummaddeenna Soomaaliyeed halakaysay iyo barta ay tahay inaynu […]

Continue reading …