Home » Archives by category » Articles (Page 24)

Maxaa ka soo yeeray Mr Michael Keating? See wax ka yihiin? Waa hadal cunsuri oo si dadban loo yiri. Waa hadal uu asaga oran waayey balse jecleeystay in loo yiraahdo. Waa ereyadiisa, waxba yuu dad kale u saarin. cusmaancumar@gmail.com Waa twitterkuu soo bandhigay Mr Michael Keating goortuu la kulmay siyaasiyiinta Puntland. Fasirkiisu waa: Siyaasiyiinta ruugcaddaaga […]

Continue reading …

DIB U AKHRI Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal)

Comments Off on DIB U AKHRI Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal)

Maqaalkan aan horay ugu daabacnay Puntlandobserver ee aan leenahay deegaanada SSC oo xal loo hello waa kala bar xal Soomaaliya ka islaaxa Halkaan ka akhri xiligii aan fikirkaas soo jeedinay Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal) Inta ay Soomaali xal kasugayaan Siyaasiyiin aan badnayn oo sixran oo hadda […]

Continue reading …

sir Mushkiladda Soomaaliya ka taagan oo loo badaniyo Batroolka Soomaaliya ku jira oo la isku haysto, iyo Shaki Wakiilka un-ta Michael Keating

Comments Off on sir Mushkiladda Soomaaliya ka taagan oo loo badaniyo Batroolka Soomaaliya ku jira oo la isku haysto, iyo Shaki Wakiilka un-ta Michael Keating

Michael Keating wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo horey uga shaqayn jiray Xarunta Cilmibaarista ee Uk ee Chatham House ayaa isla Xaruntaas nin ay wada shaqayn lahaayeen oo isna Cilmi Baare ah oo la yiraahdo Dr. Dominik Balthasar wuxuu warbixin ka qoray dhibaatada uu keeni karo Batroolka Soomaaliya ku jira oo uu ku qiyaasay 110 […]

Continue reading …

Beelaha Isaaq iyo Habargidir oo ay kasoo jeedaan Hogaamiye kooxeedkii ka adkaaday Xukuumaddii Siyaad Barre isla markaana uu gacanta u galay Hubkii ay Xukuumaddii Siyaad Barre lahayd, ayaa 30 Sano kadib wali xiise u qaba in Tuulo reero dagaan inta gaari Baroona qori la saaryto lagu duullo reero deegaankood oo xoog iyo Baad lagu qabsado. […]

Continue reading …

Beesha Biyamaal oo dareentay wada shaqaynta ka dhaxaysa Alshabaab iyo Madaxda DFS (Akhri Warbixinta)

Comments Off on Beesha Biyamaal oo dareentay wada shaqaynta ka dhaxaysa Alshabaab iyo Madaxda DFS (Akhri Warbixinta)

Magaalada Marka iyo nawaaxigeeduba waxay ahaayeen goob muddo dheer ay dulmi iyo baad ku haysteen Hogaamiye kooxeedkii Muqdisho baadda ku haystay. Magaalada Marka ayaa 10 kii sano ee u danbeeyay waxaa ku loolamayay gacanku haynteeda Isla kooxihii horey Hogaamiye kooxeedka Muqdisho uga ahaanjiray oo marba shaar cusub soo xiranaya. Yuusuf Indhacade ayaa Magaalada Marka haysan […]

Continue reading …

Yaa Soomaliya ka hortaagan horumar iyo hanaan qarannimo (Qormadii Prof. M. X. Cali)

Comments Off on Yaa Soomaliya ka hortaagan horumar iyo hanaan qarannimo (Qormadii Prof. M. X. Cali)

Yaa Soomaliya ka hortaagan horumar iyo hanaan qarannimo? Qof kasta oo waxgarad ah ama bulshada guud ahaan waxaan ka dahsooneyn xaaladda naxdinta leh ee wadanka ka jirta. Qof kasta ama maamul kasta oo isu taaga in dalkooda iyo dadkooda wanaag u horseedaan, waxaa ka horimaanaya xoogag cadow u ah wax kasta oo danta dalku jirto […]

Continue reading …

C/SAMAAD GALLAN WA KUMA (Warbixin cadaynaysa xiriirka uu lalahaa ururka Alshabaab markii uu Ugandha deganaa)

Comments Off on C/SAMAAD GALLAN WA KUMA (Warbixin cadaynaysa xiriirka uu lalahaa ururka Alshabaab markii uu Ugandha deganaa)

C/SAMAAD GALLAN WA KUMA Ninka fidnada bari isu qawiyay oo lagu magacaabo C/samad Gallan wuxu hore u joogi jiray dalka Uganda. Halkaas wuxuu ku lahaa Kaalin shidaal (petrol station) oo ugu ooli jirtay magalada Mbarara, galbeedka Uganda. Markii madaxweyne Faroole u magacabay gudoomiyaha gobolka bari wuu kireystay kaalintiisii. Kadibse markii dhawaan madaxweyne C/weli Gas xilkii […]

Continue reading …

Kacdoonkii ay Puntland ka sameeyeen Taageerayaashii Jaamac Cali Jaamac ayaa wuxuu kusoo aaday xilli ay xurguf dagaal ka dhaxaysay Madaxwaynihii Carta lagu soo doortay Cabdiqaasim iyo Madaxwaynaha Puntland Cabdullaahi Yusuf. Jaamac Cali Jaamac oo ay bahwadaag siyaasadeed ahaayeen Cabdiqaasin Salaad oo uu markaas dagaal culus ka dhexeeyay Cabdullaahi Yusuf ayaa waxaa jaamac u suuragashay in […]

Continue reading …

dib u akhri Madaxda afrika oo garasho yari awgeed aan cadaaladda qaymayn (Maqaal muhim ah fadlan akhri)

Comments Off on dib u akhri Madaxda afrika oo garasho yari awgeed aan cadaaladda qaymayn (Maqaal muhim ah fadlan akhri)

Madaxda afrika oo garasho yari awgeed aan cadaaladda qaymayn (Maqaal muhim ah fadlan akhri)

Continue reading …

Sida uu Axmed Madoobe sheegay Beesha Caalamku waa Beesha 6aad ee hadda kusoo biirtay 5tii beelood ee Soomaalida ee hore. Hadaba dad badan baa iswaydiinaya sababta ay Beesha Caalamka sida aadkaa ugu taageersantahay in doorashada 4.5 lagu galo. Haddii 4.5 wax lagu qaybsado waxaa kuraas badan oo ay xaq u lahaayeen dhuminayo beelaha ugu ballaaran […]

Continue reading …