Home » Archives by category » Articles (Page 25)

Demoqraadiyad waa runta oo la isku sheeggo ee ma la gaaray xiligii reer galbeedka runta loo sheegi lahaa

Comments Off on Demoqraadiyad waa runta oo la isku sheeggo ee ma la gaaray xiligii reer galbeedka runta loo sheegi lahaa

Nidaamka Dimoqraadiyadda ee reer Galbeedka nooga yimid waxaa bundhig u ah Saxaafad xor ah oo micnaheedu yahay in Runta loo sheeggo ruux walba oo wax maldahaya oo wado qaldan wax u wada. Taa micnaheedu ma ahan in reer Galbeedka la diidanyahay oo maanta Soomaali malaayiina ayaa dalalka reer Galbeedka ku nool oo Soomaali iyo Reer […]

Continue reading …

Madaxwayne H. Sh. Mohamoud Iyo Been-Abuurkiisii Oo QurboJoogta: Reer Jubbaland iyo Puntland: ‘Walaac Wayn Ka Muujiyey’ QurboJoogta Reer Jubbaland iyo Reer Puntland ee waqooyiga America ayaa walaac ka xoog leh ka muujiyey wararka aan salka iyo raadka lahayn oo ay Madaxda ugu saraysa dalka Soomaaliya la soo shirtageen shirkii gogol-xaarka ee ka dhacay Muqdisho Jan […]

Continue reading …

Muqdisho mar haddii uu Shabaab haysto ma lagu Aamini karaa Caasimadda iyo Masiirka Soomaaliyeed

Comments Off on Muqdisho mar haddii uu Shabaab haysto ma lagu Aamini karaa Caasimadda iyo Masiirka Soomaaliyeed

Waxaa isa soo taraya sida aynan magaalada Muqdisho gacanta ugu jirin DFS isla markaasna ay inta badan shacabka ku nool Muqdisho ay lacag canshuura oo baada ay siyaan xarakada Alshabaab. Waxaa xaqiiqa in 16 Degmo ee Muqdisho intooda badan ay si dadban uga arrimiyaan ururka Alshaab, waxaana isa soo taraya xitaa wasiirada iyo xubnaha Baarlamaanka […]

Continue reading …

Waxaan Ahay Midgaan: Ma ahi Daarood, Dir ama Hawiye Diyaariye Cusmaan Cumar Cusmaancumar@gmail.com “Waxaan ahay Midgaan” Waxaa soo qortay gabar (eeg sawirka). Waxey kusoo bandhigtay oraahdan madasha FACEBOOK. January 2016. Waxaa ka faallooday in ka badan 2000 qof gelin kaliya. Maxay yiraahdeen? Dhammaan qoraalkooda waxuu ku saleysnaa intan: Muslimku waa walaalo wada simman. Dhammaan Somalidu […]

Continue reading …

DAWLADNIMADEENII YAA DHALIYAY? YAA DHUMIYAY? YAASE DIB U DHISI KARA?. Hadii la rabo in guri dhisan la dumiyo waxa dubbaha lala beegsada halka ugu sarraysa ee inay dunto u nugul. Hadii la dooni in aqal cusub la dhisana waxa loogu hormaraa adkaynta asaaska uu aqalku ku taagnaan doono. Dadkana sidoo kale waayeelku wa nugulka bulshada […]

Continue reading …

Waxa laga yaabaa in ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto layaabantahay laba arimood; 1. Sabaabta reer Woqooyi Galbeed ay duulaanka ugu yihiin gobolada Woqooyi ee Sool, Sanaagta Bari iyo gobolka Cayn ama degmada Buuhoodle, 2. Sideebay ku dhacday dowlada Soomaaliyeed in aanay ka hadlin barakicinta iyo dagaalka lagu hayo ummadda ku dhaqan gobolada SSC? […]

Continue reading …

Guddiga Sare ee Cayaaraha Puntland

Comments Off on Guddiga Sare ee Cayaaraha Puntland

    GUDDIGA SARE EE CAYAARAHA PUNTLAND                                                                      Warqad Furan (Open Letter)   Guddiga Sare ee Cayaaraha Puntland   Guddiga Sare ee […]

Continue reading …

Soomaalidu kama faa-iidaysan Khibraddii dagaalada sokeeye iyo xukunkii kaligi taliska waa sababtaas sababta ay ula safteen Boqorka Sacuudiga

Comments Off on Soomaalidu kama faa-iidaysan Khibraddii dagaalada sokeeye iyo xukunkii kaligi taliska waa sababtaas sababta ay ula safteen Boqorka Sacuudiga

Dalalka Yurub waxay khibrad fiican ka heleen dagaaladii sokeeye ee dhexdooda soo maray, waxayna go’aansadeen in ay meel uga soo jeesteen Fawdo iyo dagaal, waxayna awoodda oo dhan isugu geeyeen Shaqo iyo cilmi, kumana mashquulaan wax kale. Taageerada ay DFS taageertay oo ku dhexmilantay dagaalada Iran iyo Sacuudiga u dhexeeya waxay muujinaysaa in aynan wali […]

Continue reading …

Cusmaan Cumaar cusmaancumar@gmail.com Xasuuqii Rwanda Xalkiisa oo Kale Somali Ha Biloowdo Waxaa toddobaakii hore, 31/12/2015 lasoo afjaray maxkamadeyntii kuwii geystey xasuuqii Rwanda. Magaaladu waa Caruusha, Tanzania. Maxakamddan waxay socotay 21 sano. Xasuuqii dhacay 1994 ka dib, Qaramada Midoobey waxay sameysay maxkamad caalami ah (The International Criminal Tribunal for Rwanda). Waxaa maxkamdan lasoo taagay 93 qof […]

Continue reading …

Qormadaan waxaan ku eegaynaa 1)muhiimadda ay saxaafaddu ka qaadato dawlad wanaagga iyo horumar umadeed 2)Maxay Soomaali kaga dayan karaan barnaamijyada uu hal abuurkiisa leeyahay wariyahan mucjisadaa wariye maxamed ilig. 1)muhiimadda ay saxaafaddu ka qaadato dawlad wanaagga iyo horumar umadeed Saxaafaddu waa tiirka ugu muhiimsan marka laga hadlayo 5ta rukun ee ay dawladdu ka koobantahay sida […]

Continue reading …