Home » Archives by category » Articles (Page 27)

Fadeexo: Madaxa (Waaxda Iskudubba ridka gargaarka : Aid Coordination Unit – Somaliya) Hiigsiga Cusub – The New Deal Madaxweyne Xasan Sheekh: Ceynte waxaa uu ka yimid jago UNka ah si uu ugu adeego waddanka. Maya, Madaxweyne, waxaa lagu qabtay been. Waa la ceyriyey. Waa beenloow. Waa heyadda ladoonayo in ay si dheelli tiran oo aan […]

Continue reading …

Daawo Filim ka hadlaya Boqortooyadii Khush iyo Qorm ka hadlaysa Taariikhdii Kush Kingdom

Comments Off on Daawo Filim ka hadlaya Boqortooyadii Khush iyo Qorm ka hadlaysa Taariikhdii Kush Kingdom

Maxaad kataqaanaa Boqortooyadii Kushitiga (kush Kingdom, Kush impire) Soomaaliduse ma Kushitic baa asalkoodu?

Continue reading …

Dad badan baa is waydiinaya talow labadan idaacadood maxaa Wariyayaasheeda Beesha Hawiye lowgu koobay, ma wax ula kac ay Maraykan iyo Ingiriis u sameeyeen baa mise waa arin si kama ah isaga dhacday??. Waa su’aal in badan shacab badan is waydiiyaan hadaba hoos ka daalaco inta badan wariyaashaas iyo Beelaha ay ka soo jeedaan oo […]

Continue reading …

Khiyaanada kooxda damjadiid oo doonaysa in 4.5 maldahan doorashadii lagu galo

Comments Off on Khiyaanada kooxda damjadiid oo doonaysa in 4.5 maldahan doorashadii lagu galo

Waxaad mooddaa in kooxda xasan Sheekh ee damjadiid ay marba darbi isku qaadayaan oo ay isleeyihiin xagaanaa sahlan ee kasoo gala doorashada. Waxaana aad mooddaa in ay doonayaan in hanaankii 4.5 wali waxlagu qaybsado, Balse loo ekaysiiyo mid deegaamaysan oo halkii awal marka beeluhu qeeriinka ku qaybsadaan xildhibaanada markaas kadib ay oday dhaqameedkii soo xuli […]

Continue reading …

Nicholas Kay closing remarks at the National Consultative Forum

Comments Off on Nicholas Kay closing remarks at the National Consultative Forum

Mogadishu, 16 December 2015 — H.E. The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, H.E. The Speaker of the Federal Parliament, Mohammed Osman Jawari, H.E. The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Omar Abdirashid Ali Sharmarke, Presidents of existing and emerging Federal Member States, Members of Parliament, Ministers, Governors, Representatives […]

Continue reading …

Xalka Doorashada 2016 (maqaal kooban)

Comments Off on Xalka Doorashada 2016 (maqaal kooban)

Waxaa baryahaan Soomaaliya kasocda wadatashi ku salaysan hanaanka Golaha sharci dajinta lagu soo xulayo doorashada 2016. Dhanka kale waxaa socda 4 hanaan doodood oo hadda miiska saaran in laka doorto. Maqaalkan ayaan si kooban ugu talo biirsanayaa sida aan isleeyahay waa u dan dhamaan bulshawaynta Soomaalida, aniga oo markaas qaymaynaya wixii Soomaali soo maray. Waxa […]

Continue reading …

Dr Abdi Gele oo ka hadlay Khatar wayn ee dul saaran jaaliyadaha Soomaliyeed ee Qurbaha.

Comments Off on Dr Abdi Gele oo ka hadlay Khatar wayn ee dul saaran jaaliyadaha Soomaliyeed ee Qurbaha.

Dr Abdi Gele oo ka hadlay Khatar wayn ee dul saaran jaaliyadaha Soomaliyeed ee Qurbaha. waxaan arkaa khatar wayn ee kusoo foole mustaqbalka jaaliyadaha soomaaliyeed ee dagan galbeedka.darasaad dheer iyo u kuur galid farabadan hufid iyo u fiirsasho qodo dheer kadib. waxaan ogaaday in xooga jaaliyadaha soomaaliyeed ee dagan yurub iyo ameerika ay yimaadeen bilawgii […]

Continue reading …

Somalia Un Trasteeship -Maxmiyad Un ah Gardaadis (Article Maqaal)

Comments Off on Somalia Un Trasteeship -Maxmiyad Un ah Gardaadis (Article Maqaal)

WHO: Wasaaradda Caafimaadka UNICEF: Wasaaradda Waxbarashada UNESCO: Wasaaraddda Waxbarashada Sare, Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka World Bank: Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta iyo Shaqaalaha FAO: Wasaaradda Beeraha, Kaluumeysiga, iyo Xannaanada Xoolaha ICAO: Wasaaradda Duulista UN Habitat: Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeenta UNHCR: Wasaaradda dejinta Qaxootiga iyo Barakacayaasha UNDP: Wasaaradda Qorsheynta, Arrimaha Gudaha iyo Cadaaladda AMISOM: Ciidamada, Booliska […]

Continue reading …

The Gaalkacyo Crisis: In response to Dr Salwe’s letter to Abdiweli Gaas and Abdikarim Guled, a letter based on antiquated stereotype and avoidance.

Comments Off on The Gaalkacyo Crisis: In response to Dr Salwe’s letter to Abdiweli Gaas and Abdikarim Guled, a letter based on antiquated stereotype and avoidance.

The Gaalkacyo Crisis: In response to Dr Salwe’s letter to Abdiweli Gaas and Abdikarim Guled, a letter based on antiquated stereotype and avoidance. You would rather call a spade a spade. Don’t avoid the issue. Be fair and just. cusmaancumar@gmail.com The Mudug of the era of the Somali poet and philosopher, Osman Yusuf Kenadiid, is […]

Continue reading …

Northern Tribal Secessionists (Somaliland) Aggressions to SSC Unionist Regions Using Western and UK Military Aid? …It’s the Oil, Stupid!…

Comments Off on Northern Tribal Secessionists (Somaliland) Aggressions to SSC Unionist Regions Using Western and UK Military Aid? …It’s the Oil, Stupid!…

Norwegian, UK and USA oil majors have known about Somali’s oil wealth since the early 1960’s. In 1980’s, Mohamed Siad Barre, Somalia’ head of state, broke with the Soviets and invited Western Oil companies to develop oil in the Somalia. That was perhaps a fatal mistake. Wars over oil have been the consequence even since. […]

Continue reading …