Home » Archives by category » Articles (Page 3)

Khayraadkii Soomaaliya (macdantii Kalluunkii) Oo la Boobayo, Iyadoo La Adeegsanayo Maafiyo Isku Xiran Gude Iyo Dibad

Comments Off on Khayraadkii Soomaaliya (macdantii Kalluunkii) Oo la Boobayo, Iyadoo La Adeegsanayo Maafiyo Isku Xiran Gude Iyo Dibad

•Somalia Petroleum Law – Draft-June 2006 Hindishe sharciyeedkii batroolka Soomaalia Oil & Gas Gas Lifecycle Summit for Somali Lawmakers & Federal Member State Representatives V1 19_01 Khayraadkii Soomaaliya (macdantii Kalluunkii) Oo la Boobayo, Iyadoo La Adeegsanayo Maafiyo Gudaha Iyo Dibadda Isku Xiran Maxaan cadayn u ah??. -Sharcigii batroolka ee Soomaaliya ee la ansixiyay 2008 oo […]

Continue reading …

IGAD iyo Xorriyadda Isu-socodka Dadka

Comments Off on IGAD iyo Xorriyadda Isu-socodka Dadka

IGAD iyo Xorriyadda Isu-socodka Dadka Bisha Febraayo 12dii 2018ka waxaa Muqdisho, Soomaaliya, lagu qabtay kulan wada xaajood oo ay soo qabanqaabisey IGAD “Intergovernmental Authority on Development” loogana hadlayay arrimaha la xiriira xorriyadda isu-socodka dadka u dhashay dalalka: Suudaan, Koofurta Suudaan, Eritereeya, Itoobiya, Kiinya, Soomaaliya iyo Ugaandha oo ah xubnaha ururka. Afarta cisho oo uu shirku […]

Continue reading …

Bullaale [Qaybta 2aad]

Comments Off on Bullaale [Qaybta 2aad]

Bullaale [Qaybta 2aad] Gabadha uu Bullaale soo dooney magaceedu waa Dhiimo. Waxaa lagu sammiyey Bulaale hooyadii oo inanta Eeddo u ah. Soo dhoweeyn heer sare ayaa Bullaale lagu Soo dhoweeyey. Is-afgarad kaddib, Bullaale inantii waa la siiyey. Waxaa halkaa ka dhacday xaflado waaweyn iyo damaashaadyo ay ilma adeertiis iyo ilma abtidiis boqollaal faras kaga qayb […]

Continue reading …

Cadaalad Daradii Kenya Oo Sababtay Madaxwayne RAILA ODINGA In Uu Iskii Isku Magacaabo (Qoraal Kooban)

Comments Off on Cadaalad Daradii Kenya Oo Sababtay Madaxwayne RAILA ODINGA In Uu Iskii Isku Magacaabo (Qoraal Kooban)

halkaan ka eeg boqolaal qoraal oo cadaaladda ka hadlaya oo aan P/O ku daabacnay P/O baan waxaan ku daabacnay boqolaal qoraal oo aan kaga hadlayno cawaaqib xumada cadaalad darada, waxaan kaloo baryahaan daabacaynay qoraal kooban oo ku saabsan dalalka horumaray oo dalalka soo koroya dad kooban si dadban xukunka ugu dhiibta oo Kenya waxaa xukunka […]

Continue reading …

Bullaale

1 Comment

Bullaale Baaddiye ayuu Bullaale ku dhashay. Waxaa iska dhalay hooyo loo gaaday qof ahaanteeda oo qurux iyo dadnimo ka sokow qiimo farsamo oo ay belo ku qabtay lagu xushay. Qiimigaasoo ah sida loo darbo agabka aqal gobeed lagu sooho oo idil. Waxay gangaantay dhowr aqal oo la isla sheegey quruxdooda iyo waxa aqalladaa iyo dhiskooda dhex […]

Continue reading …

Akhri qoraal aan ka qornay Faysal Cali Waraabi 23.1.2018 Dooda Faysal Cali Waraabe ee Ah Daarood Halaga Dhigo Sida Oramada Itoobiya(Qoraal kooban) Faysal Cali waraabe ayaa waraysi uu siiyay Tv Horn Cable wuxuu aad uga hadlay arrimo qabyaalad daaran oo uu leeyahay Jamaal Wasiirka qorshaynta oo beesha warsangali kasoo jeedo ma sheegankaro Sool iyo Sanaag […]

Continue reading …

Xiriirka Nabadda iyo Ganacsiga

Comments Off on Xiriirka Nabadda iyo Ganacsiga

Xiriirka Nabadda iyo Ganacsiga Nabad la’aani waa ganacsi la’aan. [No peace, no business] Guulaha horumarka leh ee dalalku gaaraan waxaa sal u ah iskaashiga iyo is-afgarashada xukuummadaha iyo shacabkooda, kuwaasoo si wadajir leh isaga kaashata xaqiijinta hadafyada horumarka. Sidaa darteed, waxa muhim ah in xukuummaduhu kasbadaan kalsoonida shacabkooda. Gobolka Bariga Afrika, gaar ahaan Kiinya iyo […]

Continue reading …

Akhri 11 Page Oo Aan P/O Ku Daabacnay Kana Hadlaya Xalka Soomaaliya (Qoraal kooban)

Comments Off on Akhri 11 Page Oo Aan P/O Ku Daabacnay Kana Hadlaya Xalka Soomaaliya (Qoraal kooban)

Qoraaladii xalka Soomaaliya halkaan ka akhri Waxaan warbaahinta PO ku daabacnay qoraalo aad u farabaan oo aan ku xaqiijinayno, ninka Soomaaligaa ina walaalow wuxuu ku dhamaamo ma jirraan, waxay Soomaali dhammaanteed horumar ku gaarikartaa isku tanaasul, iscafis, illaahay oo nimcooyinka uu sida goonidaa noosiiyay looga mahadnaqo, cadaalad, maamul wanaag.   Arrimahaas waa in qofwalba goonidiisa […]

Continue reading …

“Horta miyuu mudan yahay in wiil Soomaali ahi hooyo foolato?”

Comments Off on “Horta miyuu mudan yahay in wiil Soomaali ahi hooyo foolato?”

“Horta miyuu mudan yahay in wiil Soomaali ahi hooyo foolato?” Inan reer Burcood ah ayaa weedhaa laga hayaa. Qaybta 2aad Hooda waxay dhegta u taagaysay, guul iyo guuldarraba, waxa guddiga doorashadu soo saaro ama ku dhawaaqo, inkasta oo ay tuhun qabtay. Marnase ma filayn in wax labadaa aan ahayn soo bixi doonaan. Hal mar ayaa  madaxu […]

Continue reading …

Faysal Cali Waraabe oo ah nin aan daganayn oo fudfud, ayaa ku dooda in beesha Daarood ay Soomaaliya ka noqdaan levelka oramada Itoobiya. Qabiilka Oramada ayaan hogaammin dalka Itoobiya 5-tii boqol ee sano ee lasoo dhaafay,. Waxaa loo nisbaynayaa in ay dalalka reer galbeedka taageerayeen qowmiyadaha Amxaarada iyo Tigreega. Waxaa kaloo jira in dalalka soo […]

Continue reading …