Home » Archives by category » Articles (Page 31)

Dagaalka suuqa Ethiopia oo ka dhex billowday beelaha iyo maamul Gobaleedyada Soomaalida (Warbixn Muhim ah)

Comments Off on Dagaalka suuqa Ethiopia oo ka dhex billowday beelaha iyo maamul Gobaleedyada Soomaalida (Warbixn Muhim ah)

Waxaa baryahaan danbe si hoose xawli ugu socday hardan beelaha iyo maamul Gobaladeedyada Soomaalida dhexdooda ah oo ku saabsan suuqa Ethiopia. Waxaa hardankaas si wanaagsan uga faa iidaysay Madaxwaynaha Jabuuti oo qaatay 80% wixii ku saabsan suuqa Ethiopia isagoo markaas ka Faa-iidaystay kala qubqubnaanta Soomaalida. Dhanka kalena waxaad mooddaa in ay jirto siyaasad Hoose oo […]

Continue reading …

Inkastoo maanta badida Jiilka Soomaalida ee nool ay aad u aragti gaabanyihiin, ayaa hadana Qolooyinka Websayada Furtay aad ka yaabaysaa waxa ay Qorayaan, iyo Arragti gaabnidooda. Qolooyinka U shaqayn Jiray Saxaafadda Cali Khaliif Galaydh ayaa hadda intii Yarayd ee Dagaalkii Qorilay uu dhacay si fiican banaanka ugu soo baxday cidda ay Yihiin iyo Aragti Gaabnidooda. […]

Continue reading …

Shacabka Soomaalida ayaa hadda ka quustay Siyaasiyiinta Soomaalida, waxaana ay shacabku dhibsadeen Visionka ama arragta fog Siyaasiyiinta Soomaalida ee ay ahayd in dalka iyo dadkaba lagu badbaadiyo oo ah Vision aan shacabka ka iibsamayn. Waxay ahayd in ay dhawraan rabitaanka shacabka ay matalayaan oo ka illaaliyaan Xurgufta iyo Golaaftanka dhexdooda ah ee ay la yimaadaan […]

Continue reading …

Cilmi baris ka kooban 8 qaybood oo kala ah 8) Dhaqaalaha isla xisaabtanka (Accountability)7) Lacagta Bangiyada iyo Tamarta 6) Resource Quutul daruuriga 5) GDP iyo Miisaaniyadda 4) Hoos kadhis kor u dhis 3) Kala Duwanaashaha Dadka 2) Dawlad wanaag Cilmi Baaristaan uu sanad kahor si iskaa wax u qabso ah uu u diyaariyay Ibrahin Sh […]

Continue reading …

Heesta Ubaxa ardayda Puntland ay u qaadeen Prof Gaas iyo Heesihii Siyaadbarre loo qaadijiray oo isku mid noqday (Daawo)

Comments Off on Heesta Ubaxa ardayda Puntland ay u qaadeen Prof Gaas iyo Heesihii Siyaadbarre loo qaadijiray oo isku mid noqday (Daawo)

Bil Xaqiiqiyan Prof Gaas rag badan oo aan ka mid ahaa oo aad ugu farxay maalintii la doortay maanta waxaa nagu wada dhacay niyad jab. Waxaan ka filaynay in uu noo horseedi doonno Nidaam iyo Kala danbayn laakiin hadda waxaa cad in uu lasoo baxay Sifiiyinka ay leeyihiin kaligii talayaashu. Kaligii taliyayaashu waxay aad u […]

Continue reading …

Germany oo ay Qaxootigu aad ugu qolqolyaan iyo Shacabka Jarmalka oo noqday shacabka dunida ugu sharafta iyo Gobanimada badan (Maqaal kooban)

Comments Off on Germany oo ay Qaxootigu aad ugu qolqolyaan iyo Shacabka Jarmalka oo noqday shacabka dunida ugu sharafta iyo Gobanimada badan (Maqaal kooban)

Shacabka iyo Dadka Jarmalka ayaa sanadkaan qaaday Gobinimadii iyo Sharaftii Dawladaha aduunka kadib markii ay muujiyeen Dulqaad iyo Geesinimo ay si Gobonimo ah ugu qaabilleen Boqolaal kun oo Qoxootiya oo aad ugu dacdaroobay dalalka Guntaa. Shacabkii Suuriyaanka ayaa aad ugu dayacmay dalalka Muslimka sheegta iyo kuwa ay walaalaha yihiin ee Carabta “Shame on Them”, halka […]

Continue reading …

Laba Xigmadood oo laga jeediyay shirarkii Gaalkayo ka socday oo aan is iri waa ay haboontahay in laga Faa-iidaysto

Comments Off on Laba Xigmadood oo laga jeediyay shirarkii Gaalkayo ka socday oo aan is iri waa ay haboontahay in laga Faa-iidaysto

Waxaan xooggaa si fiican u dhegeystay shirar Farabadan oo ka socday Gaalkacyo maalmahaan oo uu ka qaybqaadanayay Madaxwaynaha Puntland Dr C/wli Moh’d Ali Gaas. Inkastoo shirarkaas ay dad aad u farabadan afkaarro aad u qiima badan ay kusooo bandhigeen, ayna habboontahay in dhammaantood lawada xuso kuwooda murtida xambaarsan, hadana anniga si gooniya laba fikradood oo […]

Continue reading …

Mooshinka maka badbaadin doonaan dalalka Khaliijka iyo Beesha Caalamku Xasan Sheekh (Maqaal Kooban)

Comments Off on Mooshinka maka badbaadin doonaan dalalka Khaliijka iyo Beesha Caalamku Xasan Sheekh (Maqaal Kooban)

Waxaynan Soomaalidu ogayn in dalalka ay xoogga ku haystaan kaligi taliyaashu aynan ogalaan doonin in dal ay darisyihiin Shacabkoodu dhistaan nidaam ay Madaxdooda kula xisaabtamaan sida hadda Soomaaliya ka socota. Maalmahaan waxaan ishu ku haynay diyaarad ay lasocdaan Madaxda Khaliijka oo markaas Shandada lacaga u keena Xasan Sheekh si uu arrinka Mooshinka u furdaamiyo. Waxaa […]

Continue reading …

Somalia: The Massacre of Somali Civilians in Merka, Hiiraan, and Galgaduud by AMISOM and Ethiopian Troops

Comments Off on Somalia: The Massacre of Somali Civilians in Merka, Hiiraan, and Galgaduud by AMISOM and Ethiopian Troops

CONCERNED SOMALI CITIZENS IN THE DIASPORA (Page 1 of 6) Contact Info: Abdulaziz Hagi Mohamed Hussein somrights@gmail.com Sh. Hassan Jamici xasanjaamici@gmail.com Mohamoud Gaildon mgaildon@gmail.com Date: August 14, 2015 TO: H. E. Ban Ki Moon United Nations Secretary General 760 United Nations Plaza New York, 10017, USA Mr. Nicholas Kay Special Representative of the UN Secretary-General […]

Continue reading …

Maxaa Somalidu u jeceshahay madaxnimada siyaasadeed?

Comments Off on Maxaa Somalidu u jeceshahay madaxnimada siyaasadeed?

Maxaa Somalidu u jeceshahay madaxnimada siyaasadeed? sharmarke.samatar@yahoo.com Maqaalkan oo PDF ah Halkaan ka roggo Musuq Musuq, (corruption) dhac bareer ah iwm waa arrimaha la haray hannaanka dawladnimo eeka jir waddamada qaarkood. Waddamada ku yaal Afrika iyo Aasia oo horumar muuqda iyo xasilooni ay ka jiraan sida Rwanda, Singapore, Malaysia waxaa u kaca hoggaan leh aragti […]

Continue reading …