Home » Archives by category » Carruurta

Tuke iyo Xuunsho

  Tuke iyo Xuunsho [Sheekaxariirooyinka Soomaalida] Waa waayada ka mid ah ayaa Tuke iyo Xuunsho wada sheekeeysteen. ”Goormaad, Xuunshooy, garataa oo aad dareentaa in la doonayo in lagu dilo?” Tuke ayaa weyddiiyey. Xuunsho waxay ku warcelisey: “Goorta leeb iyo qaanso is fuulaan.” Kolkaas ayaa tuke yidhi: “Naa bi’iwaydaye, lagu dilye! Shiishkii baa dushaada saaran, maxaa […]

Duddun iyo Aboor [Sheekaxariirrada Soomaalida]

Comments Off on Duddun iyo Aboor [Sheekaxariirrada Soomaalida]

  Duddun iyo Aboor [Sheekaxariirrada Soomaalida] Oday baa carruur duddun hadhsanaysa u yimid. Wuxuu ku yidhi: “Maandhooyinow, hal waa yaab, halna waa yaabka yaabkiisa, hal kalena waa amakaag iyo ashqaraar. Aboor baa duddun dhisey – waa yaab. Misna habeenkii buu dhisaa – waa yaabka yaabkiisa. Ka sii daranoo candhuufo ayuu ku dhisaa – waa amakaag […]

Continue reading …

Salaadaha Dhulalka Ferenjiga

Comments Off on Salaadaha Dhulalka Ferenjiga

Salaadaha Dhulalka Ferenjiga Maax – waa oday Soomaaliyeed. Markii dalka Soomaaliya dagaallada iyo kabtay-ma-aragtay ka dhacday ayuu hayrafkii ku yimid waddan ka mid ah waddammada Yurubta Galbeed. Maax waqtiga uu Yurub yimi wuxuu ahaa da’ dhexaad, imminkase wuxuu u janjeersaday qorrax-u-dhac ama waayeelnimo. Maax inta uu qurbaha joogey wuxuu guursaday afadiisii koowaad, waxaana isla qurbaha ugu […]

Continue reading …

Barnaamijka caruurta 5-sano ka yar barashada xisaabta iyo AbC kala soco Puntlandobserver

Comments Off on Barnaamijka caruurta 5-sano ka yar barashada xisaabta iyo AbC kala soco Puntlandobserver
Continue reading …

Understanding Atoms, elements, and molecules Part #1

Comments Off on Understanding Atoms, elements, and molecules Part #1
Continue reading …

Ecology Introduction (barnaamijka Puntlandobserver caruurta usoo xushay lasoco)

Comments Off on Ecology Introduction (barnaamijka Puntlandobserver caruurta usoo xushay lasoco)
Continue reading …