HALKAAN KA AKHRI DASTUURKA JUBBALAND Runtii waa Dastuur aad u dhamaystirin, waxaanan dusha ka eegay muddo aad u ugaaban, marbaanu shacabka soomaaliyeed la qaybsan doonaa faahfaahin dheeriya. Laakiin hadaan soo koobno. Waa dastuur aad loosoo koobay Gabiguusuna wuxuu ka koobanyahay 50 Qodob, waana fasiix. Xoogaa waxaad moodaa in shaqadda badankeedii aan lasiin Baarlamaanka oo xoogaa [...]
Halkaan ka akhriso Dastuurka Soomaaliya oo dhamaystiran Waxaa shakhsi kasta oo Muwaadin Soomaaliyeedda ku waajiba in uu Guriga dhigto Dastuurka Soomaaliyeed, waxaanna Shakhsi kasta ku waajibba in uu iska illoobo hebel baa Madaxwayne ah, waayo dalkaan waan wadaleenahay Madaxwaynuhu waa shakhsi Raysal wasaarahu waa shakhsi, ee Barro Dastuurka waxa ku qoran oo isagaa dalka xukumee [...]
Continue reading …Waxaa aan kusoo koobayaa jawaabta su-aasha kore Cadaalad darraa u sababba burburka Qarankii Soomaaliyeed, illaa dhanka cadaaladda awoodda la isug geeyana rajadu maalinba maalinta kale waa kasii xumaanaysaa. Fahansanaan la’aan muhiimadda cadaaladda oo loo horseedo bulshadda ayaa sababta in aan la iska qaban kuwa cadaalad daradda sameeya. Tusaale. 1991 Markii marxuum Caydiid iyo kooxdiisii ay [...]
Continue reading …Shalay ayaa waxaa Baarlamaanka Puntland ka codsaday in Qodobadii Dastuuriga ahaa ee kusalasnaa qaabka Doorashooyinku Puntland uga dhacayaan. Mucaaradka Puntland ayaa aad uga doodayay muddo sanadda in aynan macquul ahayn in muddo yar Puntland looga hirgallinkaro Doorasha qaab Dimoqraadiyad u dhacda oo xalaalla. Laakiin Mudane faroole oo sanad ku darsaday xiligii lowgu talagalay in uu [...]
Continue reading …Galkacyo:- March 18, 2013 “A R R I N X U M O A B A A R K A D A R A N” Qormadaani waa midaan mas’uul ahaan ku cabbirayo saha ama marxaladda aan waayadaan dambe Puntland ahaan ku jiro, arrimaha taaganna qaarkood aan wax kaga soo qaadayo. Waxaan isleeyahay; “Hunnu hunni’I hadal [...]
Continue reading …Xoghaya guud ee Ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed Mr.Burhaan Axmed Daahir ayaa waxaa uu sikulul uga hadlay amara ay wasaaradda Warfaafinta Puntland ku joojisay idaacaddaha, Barkulan, Ergo iyo Hirad. Xoghayaha ayaa waxaa uu sheegay in aan loo baahnayn in idaacdda loosoo maro wado aan sax ahayn lagana horjoogsado in ay ummadda u adeegaan, aysana aqbali karin in [...]
Continue reading …Maqaalkan waxaan ku eegaynaa Muhiimadda Xornimo u hadalka iyo Saamaynta ay kuleedahay Ummadda jiritaankeedda iyo horumarkeedda. Hadaad aragtid qof doonaya in uu dadka afka qabto, waa qof doonaya in uu wax isdaba mariyo, waayo hadii uu ruuxu yahay ruux daacadda wax ceeba oo laga sheego malaha, laakiin qolooyinka doonaya in ay wax isdaba mariyaan oo [...]
Continue reading …