Home » Archives by category » Dawlad-Wanaagga (Page 16)

Dhageyso: Tababar ku saabsan Dowlad wanaaga oo lagu soo xiray Kismaayo

Comments Off on Dhageyso: Tababar ku saabsan Dowlad wanaaga oo lagu soo xiray Kismaayo

Dhageyso: Tababar ku saabsan Dowlad wanaaga oo lagu soo xiray Kismaayo

Continue reading …

Laba Xigmadood oo laga jeediyay shirarkii Gaalkayo ka socday oo aan is iri waa ay haboontahay in laga Faa-iidaysto

Comments Off on Laba Xigmadood oo laga jeediyay shirarkii Gaalkayo ka socday oo aan is iri waa ay haboontahay in laga Faa-iidaysto

Waxaan xooggaa si fiican u dhegeystay shirar Farabadan oo ka socday Gaalkacyo maalmahaan oo uu ka qaybqaadanayay Madaxwaynaha Puntland Dr C/wli Moh’d Ali Gaas. Inkastoo shirarkaas ay dad aad u farabadan afkaarro aad u qiima badan ay kusooo bandhigeen, ayna habboontahay in dhammaantood lawada xuso kuwooda murtida xambaarsan, hadana anniga si gooniya laba fikradood oo […]

Continue reading …

Somalia: Arab Ambassadors Meet Somali President Over Political Crisis

Comments Off on Somalia: Arab Ambassadors Meet Somali President Over Political Crisis

Somali President Hassan Sheikh Mohamud has meet Arab ambassadors in his country today in Mogadishu Presidential Palace. The meeting focused on the looming political crisis over vote of no confidence against the president in the parliament, security and economic progress in the country. Arab envoys reiterated that the country has no room for political setback […]

Continue reading …

Mooshinka maka badbaadin doonaan dalalka Khaliijka iyo Beesha Caalamku Xasan Sheekh (Maqaal Kooban)

Comments Off on Mooshinka maka badbaadin doonaan dalalka Khaliijka iyo Beesha Caalamku Xasan Sheekh (Maqaal Kooban)

Waxaynan Soomaalidu ogayn in dalalka ay xoogga ku haystaan kaligi taliyaashu aynan ogalaan doonin in dal ay darisyihiin Shacabkoodu dhistaan nidaam ay Madaxdooda kula xisaabtamaan sida hadda Soomaaliya ka socota. Maalmahaan waxaan ishu ku haynay diyaarad ay lasocdaan Madaxda Khaliijka oo markaas Shandada lacaga u keena Xasan Sheekh si uu arrinka Mooshinka u furdaamiyo. Waxaa […]

Continue reading …

Machadka Cilmibaarista iyo Diraasaadka Siyaaasadda ee HAYAAN ayaa maanta oo Khamiis ah magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku qabtey dood cilmiyeed ama Forum uu ka soo qaybgalay Madaxweynaha Puntland isla markaana su’aalo toos ah lagu weydiiyey. Forumka ayaa ku saabsanaa oo intiisa badan looga hadlaayey isla xisaabtanka iyo hufnaanta maamulka. Waxaa ka soo qayb […]

Continue reading …

Xildhibaan Goodax: Madaxwaynaha Waxaan tusaynaa awoodda Xildhibaanada haddii xilka laga qaadona Xukuumaddu wali sideedii bay u shaqaynaysaa (Daawo)

Comments Off on Xildhibaan Goodax: Madaxwaynaha Waxaan tusaynaa awoodda Xildhibaanada haddii xilka laga qaadona Xukuumaddu wali sideedii bay u shaqaynaysaa (Daawo)
Continue reading …

Dr Baadiyow: oo waraysi xiise iyo Xigmad badan bixiyay oo sifiican u sharaxay ruuxa u qalma in uu Soomaaliya Hogaamiyo(Daawo)

Comments Off on Dr Baadiyow: oo waraysi xiise iyo Xigmad badan bixiyay oo sifiican u sharaxay ruuxa u qalma in uu Soomaaliya Hogaamiyo(Daawo)

Dr Baadiyow ayaa wuxuu aad u aad ugu dheeraaday muhiimada ay leedahay in ay Soomaalida iska hubiyaan oo taariikhdiisa soo baaraan ruuxa ay Hogaamiyaha ka dhiganayaan. Dr baadiyow ayaa aad ugu dheeraaday muhiimada in la raaco Dastuurkii lagu heshiiyay Dr Baadiyow ayaa sheegay in Xasan Sheekh aannu lahayn karti uu Soomaali ku hogaamiyo, sidaa aawadeed […]

Continue reading …

Somalia: The Massacre of Somali Civilians in Merka, Hiiraan, and Galgaduud by AMISOM and Ethiopian Troops

Comments Off on Somalia: The Massacre of Somali Civilians in Merka, Hiiraan, and Galgaduud by AMISOM and Ethiopian Troops

CONCERNED SOMALI CITIZENS IN THE DIASPORA (Page 1 of 6) Contact Info: Abdulaziz Hagi Mohamed Hussein somrights@gmail.com Sh. Hassan Jamici xasanjaamici@gmail.com Mohamoud Gaildon mgaildon@gmail.com Date: August 14, 2015 TO: H. E. Ban Ki Moon United Nations Secretary General 760 United Nations Plaza New York, 10017, USA Mr. Nicholas Kay Special Representative of the UN Secretary-General […]

Continue reading …

Maxaa Somalidu u jeceshahay madaxnimada siyaasadeed?

Comments Off on Maxaa Somalidu u jeceshahay madaxnimada siyaasadeed?

Maxaa Somalidu u jeceshahay madaxnimada siyaasadeed? sharmarke.samatar@yahoo.com Maqaalkan oo PDF ah Halkaan ka roggo Musuq Musuq, (corruption) dhac bareer ah iwm waa arrimaha la haray hannaanka dawladnimo eeka jir waddamada qaarkood. Waddamada ku yaal Afrika iyo Aasia oo horumar muuqda iyo xasilooni ay ka jiraan sida Rwanda, Singapore, Malaysia waxaa u kaca hoggaan leh aragti […]

Continue reading …

Nidaamka aduunka dalalka jirraa ay intiisa badan isticmaalaan ee Demoqraadiyadda ayaa waxaa ugu horeeyay dal samaysta Nidaamka noocaasa dalka maraykanka sanadkii 1789 kii oo hadda laga jooggo 224 sano. Waxaa wax aad u cajiibba sida Dastuurkaas ummaddii isku raacday ay u tixgallisay waxaana aan idiin haynaa warbixin cadaana oo ka sheekaynaysa Madaxwaynayaashii Marayka soo maray […]

Continue reading …