Home » Archives by category » Dawlad-Wanaagga (Page 17)

Beesha caalamka iyo Soo xulida Madaxwaynaha Qaranka (Maqaal kooban)

Comments Off on Beesha caalamka iyo Soo xulida Madaxwaynaha Qaranka (Maqaal kooban)

Inkasta oo ay aad u farabadanyihiin caqabadaha horyaal in qaran soomaaliyeed dib loo unko ooba dadka arragtida dheer ay Caqabadda koobaad yiraahdaan waa dhanka dhaqaale yaraanta, aqoon yaraanta. Hadana waxaan shaki ku jirin in aynan Soomaaliya hellin Hogaan calaa aqali ku habboon xilligaan adag in uu calaa aqali furdaamiyo siyaasadaha cakiran. Waxaanan shaki kujirin in […]

Continue reading …

Shilin Somaliland oo hoos u dhacay, iyo warbixin kooban qaabka dawladuhu lacaga u daabacdaan

Comments Off on Shilin Somaliland oo hoos u dhacay, iyo warbixin kooban qaabka dawladuhu lacaga u daabacdaan

lacagta ayaa waagii hore waxaa lagu jaangoyn jiray Dahabka amaba si toos ah ayaa dahab wax lowgu kala iibsan jiray. Hadda lacagaha aduunka waxaa lagu jaangooyaa nin walba sida uu wax u soosaaro, marka haddii uu dalkaagu wax soo saar leeyahay marka lagaa iibsanayo wixii aad soo saartay ayaad waxaad ku khasbaysaa qolada waxaad soo […]

Continue reading …

Puntland & Jubbaland: Iyagaa Ka Seexday La Xisaabtanka ‘Dowlanda Federaalka’

Comments Off on Puntland & Jubbaland: Iyagaa Ka Seexday La Xisaabtanka ‘Dowlanda Federaalka’

Puntland & Jubbaland: Iyagaa Ka Seexday La Xisaabtanka ‘Dowlanda Federaalka’ Booqashada Madaxwaynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland uu ku tagaayo Garoowe, waa mid muujinaysa sida ay lagama maarmaanka u tahay in labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland ay siyaasad ahaan iska kaashadaan arimaha ay labada maamul isku mowqifka ka yihiin, isaga midna ka yihiin. Inkastoo uu fiicnaan […]

Continue reading …

Xasan Sheikh iyo Odawaa oo Caqabad ku ah in Qaran Soomaaliyeed la hello (Cadaymo)

Comments Off on Xasan Sheikh iyo Odawaa oo Caqabad ku ah in Qaran Soomaaliyeed la hello (Cadaymo)

Hadaad u fiirsato ruuxa Soomaaligaa waxaa deeqa cadaalad, waxkale oo deeqa ma jiraan, waa laga yaabbaa inta aannu wax ogayn in la khiyaamo, laakiin waxaa daran marka uu Khiyaamadii ogaado, iyo cidda ka danbaysay waa markaas marka aannad waxkasta ku iibsan karin. Gudiyadii Shalay Baarlamaanku ansixiyay ee Gudigii Xuduudaha iyo kii Doorashooyinku waxay ahaayeen Gudiyo […]

Continue reading …

Nabadoon Cali Diiriye Aloore: Anigaa ah Nabadoonka Beesha Sacad ee koonfurta Mudug: Maamulka Galmudug ku taageeri mayno sheegashada deegaanada walaalahaya Puntland (Video)

Comments Off on Nabadoon Cali Diiriye Aloore: Anigaa ah Nabadoonka Beesha Sacad ee koonfurta Mudug: Maamulka Galmudug ku taageeri mayno sheegashada deegaanada walaalahaya Puntland (Video)

Markii ugu horaysay ayaa nabadoon ka soo jeeda Beesha Sacad ee koonfurta Mudug wuxuu ka hadlay Khilaafkii baryahanba murunka dhaliyay ee ay Madaxda DFS iyo Madaxdii Musharaxiintii Galmudug ay ku doodayeen in xuduudda Galmudug ay Burtinle tahay. Nabadoon Cali Diiriye Aloore ayaa sheegay in maamulkaan cusub uu hadda carqalad ku noqday nabaddii ka dhexeysay shacabka […]

Continue reading …

OGAYSIIS: Teleconference H.E Somali President Hassan Sheikh Mohamoud ee ku saabsan ‘Hambalyada Iida iyo Hiigsiga 2016’

Comments Off on OGAYSIIS: Teleconference H.E Somali President Hassan Sheikh Mohamoud ee ku saabsan ‘Hambalyada Iida iyo Hiigsiga 2016’

Teleconference ku saabsan Hambalyada Iida iyo Hiigsiga 2016 Thursday: July 16, 2015. Minnesota time: 12:00 PM & Mogadisho time 8:00 PM. By: H.E Somali President Hassan Sheikh Mohamoud Soo wac: 805-399-1200 Access: 607915 Wixiii su’aal ah kusoo dira: suaal2016@gmail.com ama http://www.villasomalia.gov.so/participate/

Continue reading …

Dib u akhri February 24, 1868 waa markii ugu horaysay ee Madaxwayne Maraykan ah Baarlamaanku xukunka ka qaado waana markay bilaabatay in Madaxwaynuhu baqo oo adeege shacab noqdo (Akhri Qormo muhiima)

Comments Off on Dib u akhri February 24, 1868 waa markii ugu horaysay ee Madaxwayne Maraykan ah Baarlamaanku xukunka ka qaado waana markay bilaabatay in Madaxwaynuhu baqo oo adeege shacab noqdo (Akhri Qormo muhiima)

Halkaan kilig garee si aad u aragtid qormadaan oo la daabacay 2013 iyo arrinkii markaa laga hadlayay oo wali meeshii iyo meel kasii liita maraya Nidaamka dimoqraadiyadda ee aduunku intiisa badan ku dhaqmo waxaa laga keenay Dalka maraykanka, hadii ladoonayo in nidaamkan lagu dhaqo soomaaliyana waa in nidaamkaas qaabkay maraykanku usoo mareen taariikhdiisa iyo cilmigiisa […]

Continue reading …

QURBOJOOGTA waa kuwee: Ma Kuwii Soo QAXAY, Ma Kuwii Kasoo Daba QAXAY, Mise Kuwii QARANKA Lacagtiisa Lagu Soo QAADAY?

Comments Off on QURBOJOOGTA waa kuwee: Ma Kuwii Soo QAXAY, Ma Kuwii Kasoo Daba QAXAY, Mise Kuwii QARANKA Lacagtiisa Lagu Soo QAADAY?

QURBOJOOGTA waa kuwee: Ma Kuwii Soo QAXAY, Ma Kuwii Kasoo Daba QAXAY, Mise Kuwii QARANKA Lacagtiisa Lagu Soo QAADAY? DAGAALKII sokeeye ee ka qarxay daafaha magaalo MADAXDA Soomaaliya, ee MUQDISHO (Xamar) – sida rasmigaana u bilowday taariikhdu markay ahayd 12/30/1990kii, ayey u buuxsami doontaa RUBUC QARNI markii la gaaro BISHA 12aad 30keeda, sanadka 2015ka (12/30/2015). […]

Continue reading …

Nadhaamka Federalism-ka: ‘Amusnaanta Dadka Aaminsan iyo Qaylodhaanta Kuwa Ka Soo Horjeeda’

Comments Off on Nadhaamka Federalism-ka: ‘Amusnaanta Dadka Aaminsan iyo Qaylodhaanta Kuwa Ka Soo Horjeeda’

Nadhaamka Federalism-ka: ‘Amusnaanta Dadka Aaminsan iyo Qaylodhaanta Kuwa Ka Soo Horjeeda’ Soomaalida waxay ku maahmaahdaa “ninkaan runta sheegin, been baa u qarsoon”. Sababta aan taas u iri waxay tahay inta badan waxaad maqashaa dadka ka soo horjeeda nadhaamka Federaalismka oo QAYLINAAYA, difaacaayana sababta ay uga soo horjeedaan. Waxaase is waydiin leh, maxaa aamusiyey dadka aaminsan […]

Continue reading …

sadex arrimood oo ragaadiyay rajadii in ay Puntland horumar gaadho oo mid kamid ah uu masuuliyaddeeda leeyahay Gaas

Comments Off on sadex arrimood oo ragaadiyay rajadii in ay Puntland horumar gaadho oo mid kamid ah uu masuuliyaddeeda leeyahay Gaas

Si xad dhaafa ayay shacabwaynaha Puntland usoo dhaweeyeen markii uu ku guulaystay Hogaanka Madaxwaynaha Puntland nin dhalinyara ah oo´mutacalim ah, waxaana markiiba dadbadan soo galay hami aad u baaxadwayn oo markaas ay shacabkii is yiraahdeen maantay idiin dhalatay riyadíi aad sugayseen in muddo ahba. Hadaba in Riyadaas ay suuroobi waydo 3 arrimood ayaa loo badinayaa […]

Continue reading …