Home » Archives by category » Dawlad-Wanaagga (Page 18)

Shirkii 2aad ee Jaaliyada Reer Kismaayood iyo Soo Dhaweytii Anwar Bulqaas

Comments Off on Shirkii 2aad ee Jaaliyada Reer Kismaayood iyo Soo Dhaweytii Anwar Bulqaas

Daawo Sawirada: Shirkii 2aad ee Jaaliyada Reer Kismaayood iyo Soo Dhaweytii Anwar Bulqaas Waxaa lagu qabtey magaalada Minneapolis, ee Gobolka Minnesota, oo ah halka ay sida cad uga muuqdaan Soomaalida racii ugu horeeyey ee ka soo qaxay dagaalkii sokeeye ee ka dhacay Soomaaliya 25 sano kar hor muda haatan laga joogo, shir balaaran oo isugu […]

Continue reading …

Jubbaland Diaspora Community Support Jubbaland’s Decision to Cut Ties with the Somali Federal Government (Press release)

Comments Off on Jubbaland Diaspora Community Support Jubbaland’s Decision to Cut Ties with the Somali Federal Government (Press release)

Jubbaland Diaspora Community Support Jubbaland’s Decision to Cut Ties with the Somali Federal Government (Press release) Press Release,  Minneapolis, MN Sunday June 06, 2015 We, the Jubbaland Diaspora Association and Jubbaland Diaspora around the world, support the people, the Parliament and the President of Jubbaland’s decision to cut all ties with the Mogadisho based Federal […]

Continue reading …

Global Governance: Which System Will Thrive?

Comments Off on Global Governance: Which System Will Thrive?
Continue reading …

Warqad Ku Socota Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud: Gudoomi PUNTLAND ‘BILAD-SHARAF-SOOMAALINIMO-DAHABI Ahi’.

Comments Off on Warqad Ku Socota Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud: Gudoomi PUNTLAND ‘BILAD-SHARAF-SOOMAALINIMO-DAHABI Ahi’.

Warqad Ku Socota Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud: Gudoomi PUNTLAND ‘BILAD-SHARAF-SOOMAALINIMO-DAHABI Ahi’. Inkastoo DADWAYNAHA reer PUNTLAND iyo maamulka PUNTLAND kaalmada Islaanimo iyo Hiil-walaaleedka ay u galeen walaalahii ka soo qaxay dalka YEMEN, hadana waxaad u malaysaa in ay dadka inta badan hadal hayaan tacadigii ay maamulka Somaliland u gaysteen maatadii isugu jirtey caruurta iyo haweenka oo […]

Continue reading …

Press Release: Jubbaland Diaspora Association

Comments Off on Press Release: Jubbaland Diaspora Association

For Immediate Release Press Release, Minneapolis, MN Monday 25, 2015 Jubbaland Diaspora Association supports the people, Parliament and the President of Jubbaland’s decision to condemn the unconstitutional Motion presented by the few Federal Parliamentarians known their relentless efforts to stop the formation of the Federal Governance System, Somali People thought a perfect solution since the […]

Continue reading …
Continue reading …

Waxa ugu muhiimsan ee Madaxwayne ay bulshadiisu ku qaymayso waa sida uu hadba cadaalad ugu hogaamiyo bulshada uu hogaanka u qabtay, waliba Soomaalidu waa kasii xag jiraan oo Soomaalidu waa dadka ay cadaaladdu deeqdo, oo Soomaaliga waxa ugu wayn ee deeqaa waa cadaaad qadarin iyo in aad cadkiisa siisaa cadaaladna wax ugu qaybisaa, waxay Soomaalida […]

Continue reading …

Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka hadlay bookhashadii John Kerry (Dhegeyso)

Comments Off on Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka hadlay bookhashadii John Kerry (Dhegeyso)

wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cumar Buubbaa oo kasoo jeedda magaalada Hargaysa ayaa aad u soo dhaweeyay imaashaha mudane Kerry oo Soomaaliya ku yimid iyo ballanqaadyadii uu kerry jeediyay Buubaa ayaa sheegay in dalal badani ku dayan doonaan imaanshaha kerry ee Soomaaliya Hoos ka dhegayso

Continue reading …

Caasha geelle oo iska casishay xilkii Gudoomiye dib u eegis dastuur(Dhgeyso sababta)

Comments Off on Caasha geelle oo iska casishay xilkii Gudoomiye dib u eegis dastuur(Dhgeyso sababta)

Gudoomiyaha gudiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka Caasha Geele Diiriye ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kaga dhawaaqday inay iska casishay xilkii ay ka haysay gudiga.Caasha Geele ayaa sababaysay sababta ay isaga casishay xilkan waxaana sababihii ay sheegtay ugu muhiimsan khilaaf ay ku sheegtay dowlada dhexdeeda iyo dhaqaalihii uu gudigu howshiisa ku qaban lahaa oo […]

Continue reading …

Raysalwasaarihii hore Cabdiwali oo sheegay hadalkii Baadiyow horey u sheegay ee in 2016 doorashdu u dhacayso habka asxaabta badan ee proposional represnetative

Comments Off on Raysalwasaarihii hore Cabdiwali oo sheegay hadalkii Baadiyow horey u sheegay ee in 2016 doorashdu u dhacayso habka asxaabta badan ee proposional represnetative
Continue reading …