Marka Hoos kadhis kor u dhis cadaalad kusalaysan iyo isreeb reeb saxa oo aan qolo gadaal ka maamulayn, ee au shacabku si saxa ugu tartamayaan dabadeena halkaas uu kusoo baxo hogaan ka tarjumaaya rabitaanka dadka degan aagaas, waxaa markiiba la dhadhaminayaa mirihii hogaankaas qaabka saxdaa ku yimid. Halkaan ka daawo durba miraha ay dhaleen hogaankii [...]
Magaalada Berbera oo ay ku taal Dekeda Wayn ee Caalamiga ah isla markaana ah isha koowaad ee dhaqalaha Dalkani Somaliland, ayaa ah Magaalo la odhan karo waxaa ka muuqda isbedel wayn oo dhinaca dhaqaalaha, wadooyinka iyo waliba dhismayaasha ah Magaalada Berbera oo ay ku taal Dekeda Wayn ee Caalamiga ah isla markaana ah isha koowaad [...]
Continue reading …Halkaan ka dhagayso Madaxwayne Siilaanyo oo warsaxaafadeed jeediyay
Continue reading …