Home » Archives by category » Heeso

P/O Oo Idinla Qaybsan Doonta Heesaha Naxariista Xambaarsan (AHU Naxariisto Xasan Diiriye iyo Heesihiisa Naxariista Xambaarsanaa)

Hadaad si fiican u dhuuxdid, fanaaniintii hore ee Soomaalida ayaa la hadlijiray qalbiga qofka. Qalbiga ayaa jecel hadalka jacaylka, iyo naxariista xambaarsan. AhU Fanaan Xasan Diiriye hadaad dhuuxdid heesihiisu waxay dhamaan tood ahaayeen kuwo aad moodid in ay la hadlayaan qalbiga qofka ee aan la hadlayn miskaxda qofka. Waxaanad mooddaa in uu Xasan Diiriye sidaas […]

Fanaanaddii Ay Soomaalidu Ugu Jeclaayeen Fanaaniinta ee Sahra Axmed oo Geeriyootay (Illaahow U Naxariiso Oo Dambigeeda Dhaaf)

Comments Off on Fanaanaddii Ay Soomaalidu Ugu Jeclaayeen Fanaaniinta ee Sahra Axmed oo Geeriyootay (Illaahow U Naxariiso Oo Dambigeeda Dhaaf)

Allaahu Akbar. Fanaanadii Caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahra Axmed ayaa maanta geeriyootay, oo tii alle u timid. Waxay ahayd fanaanad wadaniyad ah oo shacabka Soomaaliyeed aad u jeclaayeen fankeeda, fankeeduna wuxuu ahaa mid aan ceeb lahayn. Illaahay danbigeeda iyo dambiga waalidkeed ha dhaafo. Qof qalbi wanaagsan bay ahayd ee illaahay ha u danbi dhaafo, waxaan […]

Continue reading …

Qoraaladii Aan P/O Ku Daabici Jirnay ee Ku Saabsanaa In Umadaha Caalamka Nagula Nool Oo Dhan Walaaltinimo Iyo Qadarin Iyo Jacayl Loo Muujiyo

Comments Off on Qoraaladii Aan P/O Ku Daabici Jirnay ee Ku Saabsanaa In Umadaha Caalamka Nagula Nool Oo Dhan Walaaltinimo Iyo Qadarin Iyo Jacayl Loo Muujiyo

Bismillah Waxaa illaaheen subxaanu qaadir uu nagu duway oo na tusay in aan marwalba ku daabici jirnay P/O qoraalo ku saabsan in ay Soomaalidu u noqdaan aduunka role model ama in ay qawmiyadda Soomaalidu caalamka ka dhaadhiciyaan in qawmiyadda Soomaalidu ay doonayso in ay walaaltinimo, qadarin iyo jacayl u muujiyaan qawmiyadaha kale ee caalamka nagula […]

Continue reading …

Heesta Gabadh Tima Tidcani Guur Kama Tagtee Oo Ay Fanaaniin Kala Duwan Qaadayaan

Comments Off on Heesta Gabadh Tima Tidcani Guur Kama Tagtee Oo Ay Fanaaniin Kala Duwan Qaadayaan
Continue reading …

Fikirka La Is Raacinayo, Wixii Qurba Jooga, Ama Qorax Jooga, Ama Reer Hebel, Ama Wixii 30 Sano Ka Wayn Ma Saxbaa????:

Comments Off on Fikirka La Is Raacinayo, Wixii Qurba Jooga, Ama Qorax Jooga, Ama Reer Hebel, Ama Wixii 30 Sano Ka Wayn Ma Saxbaa????:

Soomaalida baryahaan danbe waxaa kusoo badanaya afkaar aad u qaldan iyo umado dhan oo la is raacinayo, oo la leelayahay dadka qurbajoogta Soomaalida waa wada noocaas. Ama la leeyahay dadka da’doodu ka wayntahay 30 sano ama 40 sano waa wada noocaas. Ama la leeyahay dadka kasoo jeeda reer hebbel waa wada noocaas.   Waa fikir […]

Continue reading …

Xasuus Heesihii Hore ee Soomaalidii Caafimaadka Qabtay (Axmed Mooge Iyo Magool)

Comments Off on Xasuus Heesihii Hore ee Soomaalidii Caafimaadka Qabtay (Axmed Mooge Iyo Magool)

Waa heeso haddaad dhagaystid aad caro la daandaamaysid, siday Soomaalidii hore hal abuul u lahaayeen, sidii ay isku jeclaayeen, iyo xaaladda Soomaalida ee maanta. Waa kaaf iyo kala dheeri. Illaahow u naxariiso abwaanadaas taariikhda dahabigaa nooga tagay.

Continue reading …

Shankaroon Axmed: Heestii Jacaylku i Goosayay

Comments Off on Shankaroon Axmed: Heestii Jacaylku i Goosayay
Continue reading …

Heesihii Maxamed Wardi

Comments Off on Heesihii Maxamed Wardi

http://www.puntlandobserver.com/?s=maxamed+wardi&x=0&y=0

Continue reading …

Xamareey Ma Nabad Baa?

Comments Off on Xamareey Ma Nabad Baa?

Xamareey Ma Nabad Baa?  Xayaabkii cir da’ayeey! Daruur shaalka xayddaay! Xulad geenyo ugubeey! Darmaan xoosh u dhalataay! Xildhibaanka nabaddaay! Xajkii Geeska Bariyeey! Cadceeddoo xab bururtaay! Marna xabag barsheeddii, Nafta xiisa gelisaay! Xudduntii dhulkaygaay! Xaruntii dadkaygaay! Xamareey ma nabad baa? Xiddigtii bahdeediyo Xubnaheeda kala maqan U ahayd xusuustee Summaddooda xaynkiyo, Shanta gees u xidhataay! Xudduntii dhulkaygaay! Xaruntii dadkaygaay! Xamareey ma nabad baa? Laamaha xorriyaddiyo Xayn-daabka calankee Xejinaaya dhalashada Xididkay ka beermaan, Xinjir laga waraabshaay! Xudduntii dhulkaygaay! Xaruntii […]

Continue reading …

Xasan Adan Samatar-Heesta Godobtayda: Markaad Dhegeysato Ha Xasuusan Waayadii Soomaali Qaranka Lahayd Yaanad Qiiroone

Comments Off on Xasan Adan Samatar-Heesta Godobtayda: Markaad Dhegeysato Ha Xasuusan Waayadii Soomaali Qaranka Lahayd Yaanad Qiiroone
Continue reading …
Page 1 of 15123Next ›Last »