Waxaan mar walba is weydiiyaa tolow ma adiga ayey kugu keli tahay mise waa lugula qabaa. Soomaliya oo la rabo in ay nabad iyo barwaaqo kusoo noqoto sababta loogu doortay Muqdisho inay caasimad usii ahaato. Qof walba oo damiir iyo danqasho wadaninimo kujirto waa inuu ka fikiraa halka nalaga haysto oo ay wax inooga hagaagi [...]
Continue reading …Bismillah. Runtii Illaahay hadaayee Madaxwayne xassan Shiikh Maxamuud wuxuu ka jeediyay maanta Khudbad Taariikhiya Magaaladda Garoowe. Khudbadda Madaxwaynaha ayaa waxaa ka muuqday cadaalad iyo in ay ka-go’antahay in lamideeyo shacabka Soomaaliyeed. Hadaba waxaad moodaa in uu madaxwaynuhu hadda aad u baddalay xagashiisii siyaasadeed isla markaanna haddda ay ka go’antahay in uu shacabka Soomaaliyeed si dhexdhexaadda [...]
Continue reading …Baryahan ayaa waxaa aad usoo badanaya siyaasiinta kasoo jeedda Puntland oo diidan Diktaatooriyadda uu faroole wado iyo Heshiiska uu lagalay Maraykanka oo lamidda kuwa Boqortooyadaha dhulka Carabaha Xooga ku haysta Ay maraykan lagaleen mid lamidda. Hadaba maanta waxaa aad uga horyimad caqli xumadda iyo macangagnimadda Faroole Jeneral Cabdirisaaq Cusmaan Baadiyoow oo aad uga xun Damaca [...]
Continue reading …Sida ay Soomaalidu caan ku tahay, abwaanadda Soomaaliyeed waxaa ay suugaantooda ku cabiraan, kuna tusaaleeyaan dadkooda markasta xaaladda lagu jiro, iyaga oodadka umuujiyana wax badan oo aan shacabka aan abwaanka ahayni arkayn. Shabakadda Puntlandobserver.com waxaa ay maanta idiin haysaa silsilad Gabayo ah oo ay isugu jawaabayaan Masuuliyiinta dowladda Soomaaliya, taageerayaasheeda iyo Madaxda Dowladda ku midaysan [...]
Continue reading …Akhristow Qoraalka oo English ah Halkaan ka daalaco Laakiin hadaan nuxurka asagoo Soomaaliya kuu soo koobo. Qoraha ayaa kukoobay dadkii xiligaas deganaa Jubbaland in ya u badnaayeen Daarood, oo uu ukala saaray. Ugaadeen 5000, Mareexaan wax 5000 aan Gaarin iyo Hartti 3000 oo ruux, wuxuu kaloo aad uga faaloon doonaa beelihii asalka ahaa ee Boni [...]
Continue reading …Musharax Cabdiraxmaan Gablx iyo Musharxiintii kale sidda Dr Gaagaab iyo General C/llaahi Samatar ee doonayay in-ay ka qaybgalaan tartan madaxwayneedkii Puntland ee 2012, ayaa shacabka puntlad usoo bandhigayay Khaa-inimadda iyo wax isdabamariska Kaligi Taliye Horgale Dabadhilif Faroole, oo ay khaa-inimadda uu shcabkaan ku sameeyay maalin ay noqotaba lala xisaabtami doono. Talooyinkas huvan ee ay mucaaradku [...]
Continue reading …Puntland observer ayaa isku dayaysa in ay raadiso warar xaqiiqa oo bit by bit ah oo kusaabsan beelaha asal ahaan degi jiray jubbaland kuwa hadda degan, sidda la isku barakiciyay, wararkaas ayaa dhamaantood waxay wadan doonaan cadaymo iyo buugaag Qoran oo lahayo, iyo waraysiyo aan layeelan doono odayaal waawayn oo 90 jiro ah oo wadaado [...]
Continue reading …Inkasta oo inta badan ladaabacay siraha dahsoon ee uu helo WIkileas, hadana waxaa jira kuwo uu daabacay oo aan soo shaacbixin. Warbixintaan hoos ku daabacay oo ku qoran luuqadda Ingiriiska, waxaa ay taabanaysaa shir hoose oo dhex maray Madaxweyne Faroole iyo Ambassador Swan, waxaana ay taabanaysaa dhinacyo badan oo ay kamid atahay Difaaca fadaraalisamka, Burcadbadeeda, Kaluumaysiga [...]
Continue reading …