Home » Archives by category » Important News & Articles
Continue reading …

Soomaalidaa waxay tiraahdaa nin aadan saacad ku baran sanad kuma baratid, waxaana muhiima in aad marka uu ruuxu hadlo aad hadalkiisa ku qaymiiso ruuxa. Hadaba khudbaddii Trum uu ka jeediyay xafladdii caleemasaarka Trump ayaan in yar fallanqaynaynaa. Khudbadha ayaa sidooda waxaa loo qaybshaa labo 1) Khudbad fadhikudirir iyo caadifad 2) Khudbad aqoon, cilmibaaris iyo qorshe […]

Continue reading …

Bangiga Adduunka Ayaa Sheegey in Qaxootiga iyo kooytooyda Dhaqaalaha Adduunku Faa’ido ugu Jirto Waxaa muddooyinkan dambe laga hadlayay saameeynta qaxootida iyo soo-galootida. Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa aamminsan in qaxootida iyo soo-galootiduba ay faa’iido ugu jirto dhaqaalaha dunida. Warbixin bangigu soo saaray dhammaadkii sannaddii 2015kii oo lagu magacaabo isbeddelka da’aadda dadka (Demographic Change) ayaa sidaas […]

Continue reading …

Maraykanka ayaa aduunka kale kaga dheereeyay fulinta isbadel siyaasadeed. Kursigu waa mid umadda u dhexeeya ee hadaad siyaasad wanaagsan hayso “Haat Burhaanak” Keen xigmadaada ruux kastood tahay waa lagu tijaabinayaa muddo afar sano ah, hadaad si fiican u shaqaysay mar labaad baa lagu dooranayaa, hadaadse waxba soo kordhin waydo nin kale oo ku dawaanayay afartaadii […]

Continue reading …

warbixin si hoose P/O usoo gaartay ayaa sheegaysa in ay hadda Ganacsato reer Puntland ahi ay geeyaan kaluunka Soomaalia dalka China isla markaasna ganacsatada Soomaalida loo furay suuqa kaluunka ee China, waliba hadda kaluumaysatada Soomaalida qiima aad midkii hore uga fiican lagagala wareego iyagoo xeebta jooga. Sanadihii hore ayaa waxaa Ganacsatada Soomaalida kaluunka ka iibsanjiray […]

Continue reading …

Kadib baaritaan aan samaynay ayaa la isku raacay Generaal Siciid Dheere Taliyaha Ciidamada Puntöand in uu yahay ninka ugu daacadsan madaxda Puntland. Siciid dheere ayaa lagu shaagay in uu yahay nin ay qadiyada iyo daacadnimadu aad ugu wayntahay, isla markaasna aan lagu aqoon eex iyo musuq-maasuq. Qurba joogta dalalka scandanevianka ayaa marar badan isla soo […]

Continue reading …

ALL YOU NEED TO KNOW ABOUT THE NEW NOKIA ANDROID PHONES It’s official: New Nokia smartphones are on the way, and we’ve been given our introduction to the first of those handsets: the Nokia 6. Here’s all we know, including the remaining Nokia Android phones’ release date, specs, price, as well as all the latest […]

Continue reading …

-Kadib markii ay xildhibaanada Galmudug maalin dhawayd xukunka ka qaadeen Madaxwaynaha Galmudug, ayaa waxaad mooddaa in uu hadda arrinkii durba ku fiday Puntland isla markaana ay soo baxayaan Xildhibaano ku dhiiranaya in uu Madaxwayne Gaas is casilo. Soomaalida ayaa marka ay Madaxwayne doortaan aan haba yaraatee la xisaabtamin isla markaasna maadaama aan lala xisaabtamayn madaxwaynihiina […]

Continue reading …

Halkaan ka eeg qormadii webka Somalitalk ay ka qoreen Guushii Jawaari in uu noqdo Gudoomiye Baarlamaan ee Somalia sanadkii 2012 Ama halkaan ka eeg Qormooyin fara badan ee Norway sida ay u danayso Batroolka Soomaaliya iyadoo hab msuuq maasuq wax ku doonaysa ee aan dariiqa xalaashaa soo marayn.

Continue reading …
Page 1 of 140123Next ›Last »