Home » Archives by category » Important News (Page 140)
Continue reading …

Prof Hadan Hodan Siciid Ciise Marwada 1aad ee Puntland ayaa runtii dhammaan gayiga Soomaalida aad looga qiimeeyaa hadaladeeda xaqiiqda ku salaysan ee ay bulshada la qaybsato. Prof Hadan ayaa si koobban uga hadashay dawlad wanaagga iyadoo sheegtay in maamul wanaag ama dawlad wanaag si loo hello loo baahanyahay in bulshada oo dhan la wacyi galiyo, […]

Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …

Burco: Xoolo dhoofinta Soomaaliya – Somalia’s livestock export (Warbixin Video)

Comments Off on Burco: Xoolo dhoofinta Soomaaliya – Somalia’s livestock export (Warbixin Video)
Continue reading …
Continue reading …

Webka ku shaqeeya shilimaadka iyo Qabyaaladda ayaa qormo gaaban ka qoray in uu heshiis dhexmaray Cabdiwali Sh iyo Dr Baadiyow. Wuxuuna Caasimadda Online ku dhaleeceeyay Dr Baadiyow in uu ballan la gallay Raysalwasaarihii hore Cabdi-Wali Sheekh, ballantaas oo ah in Dr Baadiyow ku taageero Cabdiwali kursiga Madaxwaynaha halka Cabdiwalina ka dhigayo baadiyow Raysalwasaaraha. Soomaalidu waxay […]

Continue reading …
Continue reading …

MUSHARAX CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR ayaa runtii ka jawaabay inta badan falsafaddii aan ku baahinjirnay P/O waana Musharax fahansan inta badan sababta ay dawladnimada Soomaaliya la ragaastay Inkastoo aan wali la waydiin qaybo ka mida falsafadaha aan baahinjirnay si kastaba ha ahaato waa musharax fahansan qayba badan oo muhiima, Ka warbaahin ahaan aad baan u soo dhawaynaynaa […]

Continue reading …