Home » Archives by category » Important News (Page 159)
Continue reading …

Allshabaabkii Puntland soo weeraray waxay 90% ahaayeen beelaha laga tirada badanyahey ee Jareer wayn iyo Raxnwayn. daawo sawirada alshabaabkii puntland soo weersrey Dad badan baa is waydiinaya beelahaas dagaalka kuma dhiiran jirin ee yaa soo maalgaliyey. Hadaba dharka ay ku labisnaayeen waa dharka ay ku labisanyihiin Askarta Amisom ka tirsan oo shaley la qabtey iyagoo […]

Continue reading …

Waa Arrin murugo leh haddiiba ay kuwii dad isugu xigay waa beelaha walaalahaa re Qayaad iyo Bah Hararsame beel beel isku laynayaan Halka dalal ka kooban 1400 oo million ay wada nool yihiin oo muddo boqol sano ku dhow aynan beel beel ahaan dad isaga layn. Waxaa warbaahinta Puntlandobserver soo gaaray baaqyo aan kala go […]

Continue reading …

Afhayeenka beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad oo muqdisho ku sugan iyo Dhaashane oo Gaalkacyo ku sugan ayuu Radio Daljir dhexdhigay dood ku saabsan meeqaamka Miqdisho. Halkaan kilig garee si aad doodda u dhegeysato

Continue reading …

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku nool kooxo ganacsato ah oo 27 sano baad ku haystay mansabkii caasimadda qawmiyadda Soomaalida waxaana hadda cadaatey in aynan ganacsatada Muqdisho iyo badi shacabka Muqdisho aynam rabin qaran Soomaaliyeed iyagoo u arka in ay qaran Soomaaliyeed ku wayn doonaan fursado badan oo ay inta fawdada lagu jiro baad iyo fowdo […]

Continue reading …

Xıldhıbaan Cabdı Barre ayaa sheegay ın uu jıro war sı deg dega usoo baxay ın Mashruucıı Dekadda ıyo Laamıga Garacad ıyo Goldogob ee nınka taajırkaa ee Sucuudıgaa uu ballanqaaday ay DFS ka dabatageen oo u leexıyeen dhanka Hobyo. Xıldhıbaan Cabdı Barre ayaa sheegay ın warkaası yahay mıd xaqııqa uuna fulıyay Raysalwasaare ku xıgeen DFS Cumar […]

Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …

IMF oo Sheegatay in Ay Soomaaliya Ku Leedahay Lacag Dayn ah Oo Gaaraysa 5300 oo million oo Doolar (IMF external debt of $5.3 billion, or 93% of its GDP) Lacagtan ayaa ahayd lacag aad u yar oo Soomaaliya la daymiyay wixii ka horeeyay dagaaladii sokeeye, laakiin maadaama intaas uu dulsaar ku socday ayaa waxaa ay […]

Continue reading …