Home » Archives by category » Important News (Page 167)

Sahra Siyaad iyo Axmed Mooge Jaalahaa Walaal Waa Heesta P/O idiin Soo Xushay maanta

Comments Off on Sahra Siyaad iyo Axmed Mooge Jaalahaa Walaal Waa Heesta P/O idiin Soo Xushay maanta
Continue reading …

Halkaan ka daalaco qormooyinkii hore ee Qoraaga caankaa Saxardiid Kilwe Waayadan dambe mareegaha somalida, baraha xiriirka bulshada iyo fadhi ku dirirada daweynuhu ku falanqeeyaan siyaasadaba waxa kusoo badanayay dhaliilo loo jeedinayo madaxweynaha Puntland Dr. C/weli M. A. (Gas), Kaasoo lagu eedaynayo gudoon jilicsan. Hadaba anoon gudagalin faahfaahinta eedaymahaas, isla markaana garsoore ka noqon ka gungaarida […]

Continue reading …

Sweden Oo Maalgalinaysa Soomaaliya iyadoo Umaraysa Soomaalida Swidish-Somaliga ah (dhegeyso)

Comments Off on Sweden Oo Maalgalinaysa Soomaaliya iyadoo Umaraysa Soomaalida Swidish-Somaliga ah (dhegeyso)

Sida aan marar badan warbaahinta Puntlandobserver horey ugu faafinay dalka Sweden wuxuu ka midyahay dalalka ugu xadaarisan dunida marwalbana dhanka wanaagga ka abaaraha arrimaha. Swedem ayaa hadda siinayasa fursado Soomaalida sweden ku nool, si ay markaas u maal gashadaan Soomaaliya. Hay’adda arrimaha Horumarinta sweden u qaabilsan ee Sida ayaa siin doonta qofkii Soomaaliya maalgashi ka […]

Continue reading …

Waaloo dhashaa Wadani Waa Hees Sheegaysa In Wadaninimada Loo Dhasho ee Aan La Iska Dhigi karin(Dhegeyso)

Comments Off on Waaloo dhashaa Wadani Waa Hees Sheegaysa In Wadaninimada Loo Dhasho ee Aan La Iska Dhigi karin(Dhegeyso)

Heestan waxay xaqiijinaysaa in Wadaninimada loo dhasho, laakiin nasiib darro maanta Soomaalida waxaa ku yar wadani u dhashay wadaninimada

Continue reading …

Dalalka Soomaaliya Ku Xeeran oo Geed Dheer Iyo Mid Gaaban U fuulaya In Aynan Soomaaliya Ka Dhalan Xukuumad Shacabku Leeyahay (Akhri Maqaal Muhima)

Comments Off on Dalalka Soomaaliya Ku Xeeran oo Geed Dheer Iyo Mid Gaaban U fuulaya In Aynan Soomaaliya Ka Dhalan Xukuumad Shacabku Leeyahay (Akhri Maqaal Muhima)

Dhamaan dalalka Soomaaliya ku xeeran waxaa xukuma niman Kaligi talis ah oo xukunka dalka oo dhami gacanta uu ugu jiro, iyo kuwo shacabka la marin habaabiyo oo lowgu sheekeeyo waxaad leedihiin nidaam dimoqraadiyada oo doorasho shacabka lagu marin habaabinayo la qabto liikiin sida dhabtaa awoodda dalka waxay gacanta ugu jirtaa Madaxwaynaha iyo kooxyar oo la […]

Continue reading …

Xamdi Kadiye oo Waraysatay Musharax Sicid Cabdulahi Deni (Daawo)

Comments Off on Xamdi Kadiye oo Waraysatay Musharax Sicid Cabdulahi Deni (Daawo)
Continue reading …

Wariye Cabdislaan Hereri ayaa kasbaday Soomaalida maadaama uu intii uu joogay idaacadda BBC-da lagu xasuusto dhexdhexaadnimo, hadana intii uu bookhanayay wadamada Soomaalidu ku nooshahay ayuu isku taxalujiyaa inta karaankaankiisa meelaha uu bookhanaya in laga hello qaybaha kala duwan ee Soomaalida, waxaana isa soo taraya amaanta ay Soomaalidu usoo jeedinayaan iyo sida gaarkaa ay uga dareemayaan […]

Continue reading …
Continue reading …

Source:http://www.puntlandobserver.com/khudbaddii-madaxwayne-gaas-ka-jeediyay-xafladda-1-luulyo-2015-puntland-kaliya-xil-kama-saarna-midnimada-soomaaliya/ Madaxwaynaha Dawladda Puntland CabdiWali Maxmed Cali Gaas, ayaa Khudbad culus ka jeediayay Xafladdii 1 Luulyo 2015. Nuxurka Khudbadda. Madaxwaynaha ayaa ka hadlay Isku biiriddii Waqooyi iyo Koonfur iyo Xilayadii Xoriyadda. Sidoo kale Madaxwaynuhu wuxuu ka hadlay meesha ay Puntland hiigsanayso, iyo Isbadalada Cusub ee Xukuuaddu tiigsanayso sida midka Dhaqaalaha, midka Cadaaladda, midka Horumarka. Dhanka […]

Continue reading …

Dhagayso: Heestii Hanuuniye ee ”dalkii idinkaa Qaribay dadyahow kala wada Qoqoban”

Comments Off on Dhagayso: Heestii Hanuuniye ee ”dalkii idinkaa Qaribay dadyahow kala wada Qoqoban”

http://www.puntlandes.com/?p=20696

Continue reading …