Home » Archives by category » Important News (Page 181)

Shiikh Mustafe: Qiimaha Midnimada (Daawo)

Comments Off on Shiikh Mustafe: Qiimaha Midnimada (Daawo)
Continue reading …

Farxiyo Yusuf Xirsi Wasiirkuxigeenka Haweenka Puntland oo sisay waraysi Cali Xaraare ayaa hadallo qiiroleh iyo wacyigallin u jeedisay umadda Soomaaliyeed iyadoo aad uga xun Gabdhaha Soomaalida ee mashruuca Jaariyadaha Sacuudiga ee ay DFS heshiiska kula gashay Sacuudi Arabia. Farxiyo Yusuf Xirsi Wasiirkuxigeenka Haweenka Puntland waxay sheegtay in ay sacuudiga 13 sano ku noolayd oo ay […]

Continue reading …

DOONI WADEY KU DHOWAAD 330 QAXOOTI YEMENIYIIN AH AYAA DEKEDA BOOSAASO KUSOO XIRATAY (DAAWO)

Comments Off on DOONI WADEY KU DHOWAAD 330 QAXOOTI YEMENIYIIN AH AYAA DEKEDA BOOSAASO KUSOO XIRATAY (DAAWO)
Continue reading …

Shacabka Shabeelada Hoose oo Kalsnnonidii kala noqday Shariif Sakii iyo Xasan Culusow (Daawo waxa dhacay)

Comments Off on Shacabka Shabeelada Hoose oo Kalsnnonidii kala noqday Shariif Sakii iyo Xasan Culusow (Daawo waxa dhacay)
Continue reading …

DRCABDIRAXMAAN M CABDI XAASHI oo aad uga dayriyay xaaladda siyaasadda Soomaaliya iyo sida ay Kooxda Xasan iyo Beesha Caalamku god ugu rideen siyaasaddii Soomaaliya (Daawo+ akhri)

Comments Off on DRCABDIRAXMAAN M CABDI XAASHI oo aad uga dayriyay xaaladda siyaasadda Soomaaliya iyo sida ay Kooxda Xasan iyo Beesha Caalamku god ugu rideen siyaasaddii Soomaaliya (Daawo+ akhri)

DRCABDIRAXMAAN M CABDI XAASHI oo ah Roogcaddaa muddo 40 sano ah kasoo shaqaynayay Bangiyada aduunku ugu waawayn waxbadanna ka og siyaasadda caalamka iyo tan Soomaaliya, isla markaana kamid ahaa musharaxiintii Jagada Madaxwaynaha Soomaaliya sannaddii 2012, ayaa arrimo badan aad u bayaanshay. DRCABDIRAXMAAN M CABDI XAASHI waxaa uu sheegay in aannu isku sharaxayn jagada madaxwayne ee […]

Continue reading …

Maxaa wax looga qori waayay sida ay ugu Fashilnatay Qorshihii Hay’adda Qaramada Midoobay ay Soomaaliya nabad ugu soo dabaali lahayd

Comments Off on Maxaa wax looga qori waayay sida ay ugu Fashilnatay Qorshihii Hay’adda Qaramada Midoobay ay Soomaaliya nabad ugu soo dabaali lahayd

Hay’adda Qaramada Midoobay waa Hay’adda ay Dalalka Caalamka oo dhami ku midoobeen sidii Nabad waarta iyo Nolol wanaagsan looga gaari lahaa Caalamka. Dalka Soomaaliya waa Dalka kaliya ee Caalamka aynan wax dawlad ahi ka hirgallin muddo 27 sano ah. Isku daygii Hay’adda Qaramada Midoobay iyo Beesha Caalamka in ay Hanaan Dawladeed ka hirgalliyaan Soomaaliya ayaa […]

Continue reading …

Libaax Faarax Macalin oo ka hadlay xaaladda ay Soomaali ku suguntahay iyo sida Ayraboorada lowgu bahdilo ruuxa Soomaaligaa (Dhegeyso)

Comments Off on Libaax Faarax Macalin oo ka hadlay xaaladda ay Soomaali ku suguntahay iyo sida Ayraboorada lowgu bahdilo ruuxa Soomaaligaa (Dhegeyso)

Faarax Maxalin oo Gudoomiya Ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya ayaa maalmahaan maalin walba Soomaalida ku goobaabiya in ay meesha iska qaadaan oo dalkooda dhistaan, oo qabiilka iska daayaan, oo aynan cidna wanaag ka sugin. Faarax Macalin oo waraysi siiyay Voa ayaa aad uga hadlay sida Raysalwasaaraha iyo dhammaan Soomaalidaba lowgu bahdillo Ayraboorada caalamka, waliba […]

Continue reading …

Cawaale Yare: Hees Magacaagi dheeraa Muqdishoy mar soo ceeli (Daawo)

Comments Off on Cawaale Yare: Hees Magacaagi dheeraa Muqdishoy mar soo ceeli (Daawo)
Continue reading …

explore in Somalia from 2013 * Plans to drill 2 wells in Somaliland by 2015 * Company is moving forward despite political disputes * Genel will spend $400 mln to drill 5 wells in Africa By Kelly Gilblom NAIROBI, Oct 30 Turkish oil and gas company Genel Energy Plc plans to conduct seismic work in […]

Continue reading …

AQOONYAHAN MAXAMED CALI BILE: Soomaaliya waxaa horumar lagu gaarsiin karaa Manhaj Xirfadeed oo Ilmuhu markuu 16 gaaro waa in uu xirfad shaqo leeyahay uma baahnin Manhaj Bakastaani (Daawo)

Comments Off on AQOONYAHAN MAXAMED CALI BILE: Soomaaliya waxaa horumar lagu gaarsiin karaa Manhaj Xirfadeed oo Ilmuhu markuu 16 gaaro waa in uu xirfad shaqo leeyahay uma baahnin Manhaj Bakastaani (Daawo)

AQOONYAHAN MAXAMED CALI BILE ayaa Runtii noqday Aqoonyahan kusoo kordhiyay saaxaaxadda Soomaalida fikir aad u wanaagsan oo uu muddo dheer kasoo fikiray. AQOONYAHAN MAXAMED CALI BILE wuxuu ku doodayaa in umad marka la samaynayo ay kusoo koobmayaan Manhajka qofka wax lagu soo baray oo uu sheegay in ilmaha marka aad Manhaj Bakastaaniya wax ku barto […]

Continue reading …