Home » Archives by category » Important News (Page 194)

Fagaaraha 20 Aad Higsiga 2016: Raysalwasaare Cabdiwali, Tarsan iyo Cabdi Maalik

Comments Off on Fagaaraha 20 Aad Higsiga 2016: Raysalwasaare Cabdiwali, Tarsan iyo Cabdi Maalik
Continue reading …

Madaxwayne Gaas: waxwalba waa loo tartamayaa macaa shaqaalaha Xafiiskayga waa loo tartamayaa Garab waa dhamaaday

Comments Off on Madaxwayne Gaas: waxwalba waa loo tartamayaa macaa shaqaalaha Xafiiskayga waa loo tartamayaa Garab waa dhamaaday

Madaxwaynaha Puntland CabdiWali Maxamed Cali Gaas oo maanta ka qaybgalay Xaflad arday Jaamacadaha Bariga Afrika iyo PSu ka qalinjabiyeen shahaadooyinkii lagu gudoonsiinayay ayaa aad uga hadlay maanta isbadallo 4 ahaa oo xukuumadiisu ballan qaaday, sida Tiirka Cadaaladda oo uu sheegay in hadda kadib waxwalba loo tartamayo oo aanu yeelli doonin iga waastee. Ruuxa diyaarkaa oo […]

Continue reading …

DHEGEYSO MUDANE CABDIRAXMAAN SH. MAXAMED GABLAX OO U WARRAMAY GOLAHA 1960

Comments Off on DHEGEYSO MUDANE CABDIRAXMAAN SH. MAXAMED GABLAX OO U WARRAMAY GOLAHA 1960

Aqoonyahan Dr. Faysal Cabdi Rooble oo ah macallin Jaamacadda UCLA wax ka dhiga, ahna siyaasi si qota dheer ugu jira siyaasadda Soomaaliya, ayaa Golaha Shacabka Soomaaliyeed ee Golaha 1960 uga warramay shirkii dhowaan Dawladda Fadaraalka iyo xubnaha dawlad goboleedyada ku dhex maray caasimadda Jabbuuti. Shirkaas ayuu Dr. Faysal ku sheegay mid lagu gorfaynayey ‘arrimaha fadaraalka,’ […]

Continue reading …

Green Party Candidate Jill Stein we need a foreign policy based on international law, human rights, and diplomacy, instead of militarism and stop arming funding Saudi Arabia and Qatar (Video)

Comments Off on Green Party Candidate Jill Stein we need a foreign policy based on international law, human rights, and diplomacy, instead of militarism and stop arming funding Saudi Arabia and Qatar (Video)
Continue reading …

Waxaa P/o soo gaaraya fariimo badan oo dhamaantood ay soo dirayaan Qurbajoogta reer Puntland ee North Ameriaca iyo Europe. Qurba joogta ayaa dalbanaya in ay dirayaan Firiin muhiima oo ku saabsan in Madaarka Boosaaso lowgu magac daro Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Cabdiraashiid Cali Sharmaarke. Qurba joogta ayaa ku doodaya maadaama Dhamaan madaaradii Soomaaliya lowgu magac […]

Continue reading …

Somali Bantu claim they are majority (PROFESSOR OMAR ENO,MEETING IN NAIROBI KENYA) video

Comments Off on Somali Bantu claim they are majority (PROFESSOR OMAR ENO,MEETING IN NAIROBI KENYA) video
Continue reading …

Frankincense and myrrh: Modern day story of the gifts of Christmas

Comments Off on Frankincense and myrrh: Modern day story of the gifts of Christmas

Source http://www.bbc.com/news/world-africa-35168799 A Christmas tradition that can be traced back to the story of Jesus’s birth in Bethlehem is the exchange of gifts. The Bible records that three wise men took him gifts of gold, frankincense and myrrh. Gold we all know, but where on earth does one find the other two in the present […]

Continue reading …

Nin Agoon ku Xaday Qalin (Hees Madaxda Soomaalida ku socota)

Comments Off on Nin Agoon ku Xaday Qalin (Hees Madaxda Soomaalida ku socota)

Nin Agoon ku Xaday Qalin Qaylada dad muumin ihi Dhayal kuma qarsoontee Qadhaadh yidhi: ’Macaankii Qariya!’ xasuustee, Nin agoon ku xaday qalin Kheyr kama macaashee. Xaqu in aanu qaranjabin Quraankaa caddeeyee, Reer dhan qeyrki kii cunay Yey ku maqantay qaanee, Rag baan qoomammiyo ciil Ayaamo aan qadeeynnine. Rag baan qoomammiyo ciil Ayaamo aan qadeeynnine, Kaa […]

Continue reading …

Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Faqash Yay ahayd ma daarood?: Dhadhamo raac iyo darajo raac bay ahaayeen

Comments Off on Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Faqash Yay ahayd ma daarood?: Dhadhamo raac iyo darajo raac bay ahaayeen

1993 waxaa magaalada Hargaysa ka da’ay roob baaxad wayn waxaana banaanka usoo baxay xabaalo si wadar ah dad laxasuuqay lowgu aasay. Waxaana isku soo baxay dadkii magaalada deganaa oo kacay. Waxaa shir jaraa-id qaybtay Maxamed Ibrahin Cigaal, oo shacabkii uga sheekeeyáy in aynan xukuumaddii Siyaad Barre Qabiil ahayn ee ay ahayd xukuumad kaligi talis ah. […]

Continue reading …

Qormadaan waxaan ku eegaynaa 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. 2) Qaabka ugu habboon ee xildhibaanada 2016 iyo Madaxwaynaha iyo Raysalwasaraha loosoo xuli karo 3) Ujeedada laga leeyahay in ay madaxwynaha doortaan 10 kun 4) Aflaam 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. Cid walba oo cadaalad darro iyo sad […]

Continue reading …