Home » Archives by category » Important News (Page 2)

Waxaa cajiib noqotay, dadka Soomaalida oo 100% muslima hadana is laynaya. Waayo qofka muslimkaa looma banayn in uu qofkale oo muslima dhiigiisa daadiyo, waxaana illaahay noo sheegay xitaa kan qalbiga gashada in uu qofkale oo muslima dilo ama dulmiyo in aakhiro lala xisaabtami doono. Waxaana kaba sii xun markaad xabad kusoo dhifato ruux Soomaaliya, hadana […]

Continue reading …

Wasiir ku Xigeen Duulista Hawada Puntland Marwo Sucaad Saalax Oo Badhan Gaadhay

Comments Off on Wasiir ku Xigeen Duulista Hawada Puntland Marwo Sucaad Saalax Oo Badhan Gaadhay
Continue reading …

Kenya Oo Dayax Gacmeed Hawada U Dirtay, Intii Soomaali Ku Mashquul Sanayd Caadifad Iyo Xasad (Fallanqayn Kooban)

Comments Off on Kenya Oo Dayax Gacmeed Hawada U Dirtay, Intii Soomaali Ku Mashquul Sanayd Caadifad Iyo Xasad (Fallanqayn Kooban)

Waxaan PUntlandobserver muddo 6 sino ah ku daabacaynay qoraalo farabadan oo la xiriira in ay Soomaali meel iska dhigaan ka shaqaynta xasarad. Halkaan ka eeg Qoraalo kooban oo aan tusaale ugu soo qaadanay dalalka Sweden iyo Cumaan Si umadi ay dadkooda u horumariyaan, waxay u baahanyihiin nidaam dawladeed oo lagu hago aqoon iyo ilbaxnimo gaamurtay […]

Continue reading …

Qofkasta wuxuu leeyahay wanaag iyo xumaan. Abwaanka ayaan midna ka tagin arrimaha lagu xanto Xukuumadda Madaxwayne Gaas ama dhaliilaha xukuumadda Gaas marka goobaha fadhikudirirka la fadhiyo. Waxaana runtii jira arrimo badan oo wanaaga oo xukuumadda Gaas ay lahayd hase yeeshee uunan abwaanku midh kasoo hadal qaadin. Isku soo duub bil xaqiiqiyan Madaxwayne Cabdiwali isaga arrimaha […]

Continue reading …

Baarlamaanka Puntland Oo DFS Ku Eedeeyay In Aynan DFS Waxba Ka Qaban Cabshadii Xujayda Iyo Musuqmaasuqa Shirkadaha Gaarkaa

Comments Off on Baarlamaanka Puntland Oo DFS Ku Eedeeyay In Aynan DFS Waxba Ka Qaban Cabshadii Xujayda Iyo Musuqmaasuqa Shirkadaha Gaarkaa

Halkaan ka eeg Qoraaladii Faraha Badnaa ee Puntlandobserver ka qortay musuqmaasuqa lacagaha laga qaado shacabka masaakiintaa ee xujaydaa

Continue reading …

Raysalwasaare Khayre oo Khudbad Aad U Heersaraysa ka Jeediyay Shirka african caribbean and pacific in Bruxelles Belgium (Daawo Waxaad Ogaanaysaa Aqoonta Khayre))

Comments Off on Raysalwasaare Khayre oo Khudbad Aad U Heersaraysa ka Jeediyay Shirka african caribbean and pacific in Bruxelles Belgium (Daawo Waxaad Ogaanaysaa Aqoonta Khayre))
Continue reading …

Ninka Gabadha Jarmalkaa Aftuubtay Wuxuu Dhaawacay Sumcaddii 14 Million Ee Soomaalidaa, Ninkii 10 dollar oo Hanti Xoolo Dawladeed Musuqmaasuqa Wuxuu Dhaawacay kalsoonidii Soomaali Ku Qabtay Dawladooda(Fallanqayn muhiima waxbadan ka kororso)

Comments Off on Ninka Gabadha Jarmalkaa Aftuubtay Wuxuu Dhaawacay Sumcaddii 14 Million Ee Soomaalidaa, Ninkii 10 dollar oo Hanti Xoolo Dawladeed Musuqmaasuqa Wuxuu Dhaawacay kalsoonidii Soomaali Ku Qabtay Dawladooda(Fallanqayn muhiima waxbadan ka kororso)

Bismillah (Mahad oo dhan waxay u sugnaateen illaaheen subxaanu qaadir ee iska leh nashqadda sida aan u egnahay iyo nafta nagu jirta, ahna mulkiilaha leh koomka iyo wixii ku sugnaaday, waa in aan daqiiqad kasta u mahadnaqnaa) Sida aan marar badan horay u sheegnay ninkii musuqmaasuqa 10$ oo xoolo hanti dawladeeda, wuxuu ka dhigan yahay […]

Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Smatar Oo Jaamacaddii Uu Wax Ka Dhigayay kaga Sheekeeyay In Doorashadii Farmaajo, uu Farmaajo 30 Kun$ Xildhibaan kasta la Siinayay, Xasan Shiikhna 50 Kun$ Siinayay (Fallanqayn)

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Smatar Oo Jaamacaddii Uu Wax Ka Dhigayay kaga Sheekeeyay In Doorashadii Farmaajo, uu Farmaajo 30 Kun$ Xildhibaan kasta la Siinayay, Xasan Shiikhna 50 Kun$ Siinayay (Fallanqayn)

Runtii Prof Cabdi Ismaaciil Samatar waa uu ku saxsanyahay in runta laga sheego musuqmaasuqaas isaga ah, waana wanaagsantahay in musuqmaasuqa la sheego oo aan laga aamusin, gaar ahaan wixii danta guud ah. Dalalka horumaray nidaamkooda dawladeed waa ka illaashaan musuqmaasuq, waayo 10 dollar oo nidaamka dawladda lagu musuqmaasuqo wuxuu hoos u dhigaa kalsoonida ay shacabku […]

Continue reading …

Imaaraatka Carabta waxaa ku nool Soomaali aan ka yarayn illaa 20 kun, isla markaana muddo dheer ay badankoodu deganaayeen. Kadib murankii soo kala dhex-gallay dfs iyo Imaaraadka, waxaa ay dawladda imaaraatka hay’adda qaabilsan Viise bixintu Database-kooda ka saaraan magacii Soomaalida maadaama online laga dalbanjiray Viiseyaasha. Taase oo loo qaatay in uunan ruux soomaaliya viise ama […]

Continue reading …

Soomaalida oo waxwalba sii saadaaliya ayaa horay u sheegay in ay Fahad Yaasiin iyo Khayre Jawaari ku badelan doonnaan Maxamed Mursal Sheekh. Website-ka shaaciye ayaa 9.4.2018 daabacay qoraal lagu sheegay in jawaari lagu badeli doono rag uu ka midyahay Maxamed Mursal Sheekh oo ay wataan Khayre iyo fahad yaasiin. Halkaan ka eeg qoraalkaas. 1: Madaxweynaha […]

Continue reading …