Home » Archives by category » Important News (Page 210)

Sheekh Idiris (Shame On you) oo wacdaro ka dhigay doodda Fagaaraha 18aad oo cadeeyay in aynan Soomaaliya Dawlad ka jirin(Daawo)

Comments Off on Sheekh Idiris (Shame On you) oo wacdaro ka dhigay doodda Fagaaraha 18aad oo cadeeyay in aynan Soomaaliya Dawlad ka jirin(Daawo)
Continue reading …

Hees cusub Jubbaland ay u qaadeen kooxda minneapolis

Comments Off on Hees cusub Jubbaland ay u qaadeen kooxda minneapolis
Continue reading …

Maxamuud Sayid oo ballanqaaday in uu Jubbaland dhismaheeda meel uga soo harayo (Dhegeyso waraysi uu siiyay Cali Xaraare Madasha 60)

Comments Off on Maxamuud Sayid oo ballanqaaday in uu Jubbaland dhismaheeda meel uga soo harayo (Dhegeyso waraysi uu siiyay Cali Xaraare Madasha 60)
Continue reading …

Hees Suudaaniya oo Culus Axmed El Mustafa

Comments Off on Hees Suudaaniya oo Culus Axmed El Mustafa
Continue reading …

Dawladda Somaliland ayaa sheegtay inay soo dhawaynayaan hadalkii uu dhawaan ku baaqay Cali Khaliif Galaydh

Comments Off on Dawladda Somaliland ayaa sheegtay inay soo dhawaynayaan hadalkii uu dhawaan ku baaqay Cali Khaliif Galaydh

Hargaysa (Somaliland.Org): Dawladda Somaliland ayaa sheegtay inay soo dhawaynayaan hadalkii uu dhawaan ku baaqay hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo sheegay in uu wada hadal toos ah la gelayo Somaliland, isla markaana ay yihiin dad khariidad iyo dalba wadaaga. Sidaasina waxa shaaca ka qaaday guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed […]

Continue reading …

Culusow, Sakiin iyo Dhagajuun oo usii heshiiyay Gaas in shirka Kismaayo Geeska lagaliyo oo sidii Dumarkii loo huruufo (Xog si hoose noo soo gaadhay Sawirro+video)

Comments Off on Culusow, Sakiin iyo Dhagajuun oo usii heshiiyay Gaas in shirka Kismaayo Geeska lagaliyo oo sidii Dumarkii loo huruufo (Xog si hoose noo soo gaadhay Sawirro+video)

Warar si hoose noo soo gaaray ayaa sheegaya in uu Shariif sakiin u soo jeediyay Xasan Culusow iyo Cabdikariin Dhagajuun in ay Geeska galliyaan oo huruufaan Madaxwaynaha Puntland inta lagu guda jirro shirka Kismaayo, isla markaana si wanaagsan loo ammaanno Axmed Madoobe. Waa arrin runtii noocyada ay Gabdhaha 13 jiradaa ay isku huruufaan lamid ah, […]

Continue reading …

Xaashi Furre Gurayga waxaa dhacay Madaxwaynaha walaalki, wasiirka Madaxtooyada Haysta iyo Muungaab (Daawo)

Comments Off on Xaashi Furre Gurayga waxaa dhacay Madaxwaynaha walaalki, wasiirka Madaxtooyada Haysta iyo Muungaab (Daawo)

Xaashi Furre Darawalka Raysalwasaaraha Soomaaliya horayna u ahaanjirray Darawalkii Marxuum Siyaad Barre ayaa soo bandhigay qolka uu hadda ku jirro iyo wiilkiisa oo aan xitaa hal shaar wadan oo dhamaan wixii hanti guriga u tiillay har cad laga billiliqaystay. Haashi ayaa sheegay in dadka Gurigiisa dhacayaa ay yihiin Madaxdii dalka, sida Madaxwaynaha Walaalkii oo uu […]

Continue reading …

Shacabka Soomaalida iyo kuwa Puntlandba horey uguma baraarugsanayn wax layiraahdo Gole siyaasadeed, sidaa aawadeed shabakadda P/O waxay si aad u qotodheer ugu hambalyaynaysaa sida wanaagsan ee uu Aqoonyahan Gablax shacabka ugu sharaxay muhiimadda abuuridda Gole siyaasadeedyo ama 66 Goobood oo laga soo kala doorto 66da xildhibaan ee Puntland, sidaa si le’egna ay Shacabka Soomaalida kale […]

Continue reading …

Halkaan ka eeg qormooyinkii faraha badnaa ee Cabdiraxmaan Gablax uga tala bixiyay sida hanaan dawladeed lagu gaari karro. Aqoonyahn Cabdiraxmaan Sh Maxamed Gablax (Ex Musharax Puntland) ayaa si aad u waadaxa uga tala bixiyay sida saxdaa ee Barnaamijka Xisbiyada badan Puntland looga hirgallinkaro. Cabdiraxmaan Gablax oo lagu xasuusto sidii uu uga soo horjeestay muddo korkorosigii […]

Continue reading …

Dood culus Xasan Shiikh 3 sano kadib waa ceeboobay (Dhegeyso waxa ka raacay doodda)

Comments Off on Dood culus Xasan Shiikh 3 sano kadib waa ceeboobay (Dhegeyso waxa ka raacay doodda)

Barnaamijka Faaqidaadda Tododbaadka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sanad guuradii saddexaad ee kasoo wareegtay doorashada madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaan uga hadleynaa barnaamijka waxyaabihii u qabsoomay dowladda madaxweynaha iyo waxyaabihii ay ku guul darreystay ee laga filayey. Waxaa soo jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan.

Continue reading …