Home » Archives by category » Kenya

Madaxweynaha Somaliya oo la kulmay Madaxweynaha dalka Kenya.

Bambaso(Puntlandobserver.com):-Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku wargeliyay dhiggiisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo ee toddobada bisha soo socota ee May ka dhici doona magaalada London ee caasimadda dalka Britain. Labada madaxweyne ayaa maanta ku kulmay magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Shirka London waxaa looga hadli doonaa sida ay bulshada [...]