Murtida Maanta [Thought of the Day]Wax walba ka horreeysii, in aadan naftaada been u sheeginnin.Above all, don’t lie to yourself.Fyodor Dostoevsky
April 19, 2023 / Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day] / Read MoreSidee Loola Heshiin? Hoo nimaan ku tarayn Hiilna kuu galahayn, Hantidaad u yeeshiyo Intaad maal u hibeeysey Kuugu haynnin abaal Hawana aad uga buuxdo, Hanad baan ahay fiican Iyo rag adaa u horreeya Hiyigiisu tusaayo, Daruurta haadi korkeenna Iyo cirkaas haaminhayaa. Haddaad hoos u ogaatana Hungo aan waxba dhaamin Oo halna aan ku […]
Continue reading …Sengood Aad U Tabaraystay … Tafaraaruqa kuwii innagu ridey, toodi suubsade’e Taws aan baxayn iyo bugtay, nagu tallaaleene Tubtii innaga leexshiyo jidkii, innagu toosnaaye. Tashigiiba sida loo gafaan, wali tebaayaaye Tawfiiq ma noqon wiilashii, taajka loo xiraye Tacaddi aan yarayn baa ka dhacay, tay ku kacayeene. Ninkii tiro yar maalkiisa waa, laga takooraaye Maraykaanku nagu […]
Continue reading …WAANO Wadaad iyo ninkii waran lahow, dirir u weel qaada! Wehel iyo walaal wada socdoo, waana-qaba yeesha! Wacadkaad isugu dhaarateen, waafi ha ahaado! Waddankeennu waa fiicanyahaye, cadowga weydaarsha! Walbahaarka dhiga geesi baan, waabasho aqoone! Raage Ugaas
Continue reading …Jaamac Ma Illaaway? Jambeelkuba sagaarada hadduu, jeexa ka ugaadho Jumbulkeeda xuurka ah hadduu, kaga jiqiiqsiiyo Kama jiidatee waw cidaa, jiiska habartiiye Laxduna waw jalaaddaa ilmaha, jiirka kaga yaalle. Lixda jilibee reer Cali-Gerow, Jaamac ma illowdey? Ina Dhawrahaan jaajin jirey, Jaamac ma illaaway? Duryankii jiriiddada xumaa, Jaamac ma illaaway? Axmed Ciise jaahiisu gubey, […]
Continue reading …Halkaan ka eeg gabayadii aan horay uga daabacnay abwaan Sugaal
Continue reading …Kadib markii Qalbi-dhagax loo dhiibay Itoobiya, waxaa ka faa–iidaystay qolooyin mucaarad ku ah dawlad soomaaliyeed oo ku kacay Farmaajo. Hadaba gabadh yar oo abwaanada Nasro Ahmed Xabay ayaa tixdaan yar barteeda facebuugga soo dhigtay, waa tix si xigmadaysan u sharaxaysa xaqiiqda dhacday Farmaajona maagi mayno mayno ♧Fudaydna ku tuuri mayno ♧Dacaayado faafin mayno ♧Muwaadinka […]
Continue reading …Halkaan ka eeg qormooyinkii aan horeu uga daabacnay Cali Xuseen Xirsi ”Cali Makaadsade” SHAN GEESLE Calanyahow shanta gees lihi Ilaahay guul ha ku siiya oo Cadowgaagu ha guura oo Gurigaa lagu saaray Waligaa ku gabow! Galabtii lagu taagay Guddidii soconaysay, Qaar baa gowska qaniinnayoo Gadaal kuu dhugan waayayoo Gardarray ku socdaanoo, Daday meel ku garaacdiyo Gumeysi […]
Continue reading …Waa Calako Waa calako meel yuurartiyo, cunug aan weynaane Waa ciiryaamo roob da’ahayoo, ciiro iyo qiiqe Waa baradho ceeriin ah iyo, xuubka caarada’e. Cudud ma leh col kula weerar gala, ciidan iyo xooge Inkastooy cid kuu soo diraan, waa cidloo kale’e Caloosha iyo madaxay sidii, dumar cantuugaane Maandhow cayaayirka iga daa, Carabi […]
Continue reading …