Home » Archives by category » MAANSOOYINKA (Page 2)

Muran Badanaa

1 Comment

Muran Badanaa   Soomaaliya mas’uul badanaa Magac dawlo badanaa Maammul-goboleed badanaa Madaxweyne badanaa Macne-xume badanaa, Muwaafaqaddarro badanaa.   Xaajo murugsan badanaa Qabiil muransan badanaa Musuqmaasuq badanaa Maal xaaraan ah badanaa Dad is maagay badanaa, Miciindarro badanaa!   Mooryaan qaawan badanaa Ruux maldahan badanaa Maan-doorsan badanaa Madiidin gaalo badanaa Mus la galo badanaa, Qof masaar liqay […]

Continue reading …

Roobdoon

Comments Off on Roobdoon

Roobdoon   Rooboow rigloow, kaalay! Raxmaddii Alloow, kaalay! Kaan wada rabnoow, kaalay!   Riyo darariyoow, kaalay! Ramaas laacayoow, kaalay! Rays iyo naqloow, kaalay! Doog raaxaloow, kaalay! Kaama raysannee, kaalay!   Rooboow rigloow, kaalay! Raxmaddii Alloow, kaalay! Kaan wada rabnoow, kaalay!   Xoolihii ruqdee, kaalay! Naxariis Rabboow, kaalay! Rafiiq uumiyoow, kaalay! Reexaan udgoon, kaalay! Naftu kay […]

Continue reading …

Seismic Data from Offshore Somalia Reveals Somalia is the Next Oil Superpower Location map, showing Somalia and the position of the Spectrum surveys.Somalia’s offshore hydrocarbon systems have been slowly maturing since the Jurassic period. Now, after ten years of relative political peace, Somalia is set to emerge as the new hot-spot for the industry, offering […]

Continue reading …

Gabay Digniin iyo Talo Farmaajo: Abwaan Nageeye :Dawladnimadu Dhaxal Ma aha Iyo Damaca Beelaha (Daawo)

Comments Off on Gabay Digniin iyo Talo Farmaajo: Abwaan Nageeye :Dawladnimadu Dhaxal Ma aha Iyo Damaca Beelaha (Daawo)
Continue reading …
Continue reading …

Daacadi Ma Hungowdo [Sheeko Gaaban] Waa baa Hal (Maandeeq) waxaa wada lahaa; Aar (Libaax), Mas, Mus, Dab, Daad, Xeelad (Xirrib), iyo Daacad. Hashii waxay wada dhaqdaanba, muddo dabadeed, Xeeladdii baa, sida caadadaba u ah oo lagu yaqaan, dhagar iyo mardabo la soo dhigatay. Waxay ku fekertey, iyadoo intii kale oo Hasha kula shuraakada ahaa oo […]

Continue reading …

Ismaaciil Mire Cilmi Ooggii Horay Nagu Kaceen Naagyahay awow iyo awow, iyo abkaan sheegto Iyo anigu abidkay ma arag, iibsi lacageede Aqdaan buu lahaan jirey raggaan, ka isirraa waaye Ololaan wax kaga qaybsan jirey, ululuf duullaane Mar uun baan umaamaday waxaan, aabbahay faline. Afar waxaan u dhaxay tuuladii, awrta loo raraye Albaabki Burcaan tegey anoo, […]

Continue reading …

Diidey Reernimo (Gabay Wadani By Nageeye Cali Khaliif Akhri+ Maqal)

Comments Off on Diidey Reernimo (Gabay Wadani By Nageeye Cali Khaliif Akhri+ Maqal)

Diidey Reernimo Cabdiyoow danqaarada wakhtigu, ways dakinayaaye Hammi durugsan dood gaaban iyo, ficil dadaalaaya Dad is jecel dulqaad iyo midnimo, dawladnimo taam ah Haddii aad mar uun door biddaan, waynnu degi layne. Guulaha dariiq loo mariyo, daw cad baa jira’e Iska daba wareeg baynnu nahay, daayin abidkeede Anigana duruuftiyo xilligu, ii daliil noqoye Diihaalka muuqiyo […]

Continue reading …

Libgad Lax la qalay leggeed iyo haddii, lulato lay keeno Waa caawadaan laasan jirin, lug iyo jiidhkeede Waa caawadaan sida lo’ley, luunsanaan jiraye Waa caawadii aanan ledin, sida lammaan xiide Lur adduunyo waa caawadaan, wax igu laabnayne Ladnaantiyo nimcadu uunka way, wada luggooysaaye. Lixdan aniga oo jirey tashiga, laydha iga raacye Imminkaan ladhkiisii hurdada, ledis […]

Continue reading …

Ilaahay Ma Loo Noqonayaa Nimanyahow abaaraha dhaciyo, beliyo aafaadka Dabka ololi uumiga ka karay, aradka guudkiisa Raxmaddii Ilaahay waxay, noogu iman wayday Ee adhiyo geelii marshaye, eberka noo saaray Arradka iyo gaajada waxaa, nagu alhuumeeyey Geeduhu waxay u engegeen, ubaxna loo waayay Oo ay ugaadhu u bakhtiday, ayda miranaysay Eelkaa wixii dhigey haddaan, idin ogaysiiyo […]

Continue reading …
Page 2 of 41234