Home » Archives by category » MAANSOOYINKA (Page 3)

Sawirkan waa Cabdirashiid iyo Siyaad Barre Oktoobar & Siyaad Barre (khudbadihii Siyaad Barre qaybta 12aad Hawl-iyo-Hantiwadaag) Waa subax Salaasa ah, waa 21kii Oktoobar 1969kii, waa 03:00dii saqdii dhexe ee habeennimo, xilligii weeye saraakiil Ciidammada Qalabka Sida iyo Booliska Soomaaliyeed ka tirsan oo uu hoggaaminayay Taliyihii Ciidammada Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Maxamed Siyaad Barre, ay afgembi […]

Continue reading …

SHIRE YUUSUF AXMED Waxaa jiray gabay ‘Dhurwaayo’ la oran jiray oo Alle ha unaxariistee Shire Yuusuf Axmed (Shire quube)tiriyay gabaygaas niman buu ula jeeday kuwaas oo turjumaado kala duwan loo sameeyay.Gabaygaas hadda mahayo laakiin,kuwa la xiriira aan eegno. Maalin baa Alle ha unaxariistee nin  Sanjab la oran jiray Shire ku yiri: “Shiroow nimankii aad ugabayday […]

Continue reading …

Shiikha ay Bulshada Soomaalida ugu jecelyihiin mushaa-ikhda Soomaalida Sheekh Mustafe oo Laascaanod maalmahaan ku sugnaa ayay dhalinyaradii waydiiyeen su’aal in Soomaalida ay Gacmo Shisheeye faraha kula jiraan oo kala qaybinayaan. Sh Mustafe ayaa ku jawaabay jawaab xaqiiq ah waliba fudud sida 2+2=4, waana jawaab aan la qabno oo marwalba aan ku faafino warbaahinta P/O. Sh […]

Continue reading …

Cabdullaahi-Hanad

2 Comments

  Cabdullaahi-Hanad   Cabdullaahi-Hanad buu ahaa, sida hubaashaaye Dadka nin u horseeduu ahaa, dib-u-heshiisiine Habsaan nimaan jeclayn buu ahaa, horumar mooyaane.   Hoggaanshe an halligin buu ahaa, horinti raacdaaye Halgamaa han loo wuxuu ahaa, heeggan waligiise Halyeey buu ahaa halis ahoon, hororku loogayne.   Had iyo goor nin Soomaali hal ah, hibato laabtiisu Oo aan […]

Continue reading …

Habardugaag

Comments Off on Habardugaag

  Habardugaag   Dabadheer sideedii Seben dayrawaayoo Diihaal la baabba’ay, Daxiir dhurwaagii Dadka qaadan jirey iyo Dinnaahow libaax baa Ku dagaalay hiliboo Dukundaakun lays mari.   Waraabaa durduriyoo Dooxooyinkoo idil Qaylaroor u dirayoo Daayeerro iyo yey Iyo kay dawaco tahay “Soo dareera!” yiriyoo La ballamay dugaaggii.   Dugaaggii markuu shirey; Dawacaa far taagtoo Waxay tiri: […]

Continue reading …

Sun iyo Deebaaq

Comments Off on Sun iyo Deebaaq

Sun iyo Deebaaq   Ninka dulinka joogtaystayow, daawo maad lihide! Dirirtiyo colaaddaad waddana, waa mid kuu darane Ninkii dacar abuurtana berruu, dalaggeed goostaaye Hadduu nolol damcaayana ma cuno, sun iyo deebaaqe.   Dibnihiisa uma quuro milil, dacar dhunkaaleede Dagaal iyo sidoo kale ma galo, shay naftow darane Colna lama dugsado iyo waqaa, cudurka daacuune Waxaan […]

Continue reading …

SALMON

Comments Off on SALMON

Cabdishakuur Cali Nuur   SALMON   Maansadan magaceeda waxaa la yiraahdaa Salmon. Nin aan saaxiibnahay ayaa iga sheekeeyey arrin uu ka akhriyey wargeysyada Ingiriiska. Arrintu waxay ahayd kalluumeeysato Boqortooyada Midowdey [BM], gaar ahaan Reer Scotland, intay Norway tageen ayay dhowr haloo kalluunka Salmon oo qaaliga ah ka soo qaateen oo ku tarmiyeen deegaankooda. Dabadeed Norway […]

Continue reading …

Horta Hadal Muxuu Yahay?

Comments Off on Horta Hadal Muxuu Yahay?

Cabdishakuur Cali Nuur   Horta Hadal Muxuu Yahay? Ilaahay haw naxariistee, awoowgey Cismaan Cabdi Qodax ayaan waa hadal ka dhaxlay. Wuxuu yidhi: ”Hadal waa haa iyo maya oo midba halkeeda la dhigo.” Dabadeed, maansadan la magacbaxday, “Horta Hadal Muxuu Yahay?” ayaa curatay.   Horta hadal muxuu yahay? Waa halkii awoowe Hadal waa haa iyo maya […]

Continue reading …

HIIL LA’AAN

Comments Off on HIIL LA’AAN

Max’d Xaaji Nuur   HIIL LA’AAN Wax kastoo harraad iyo, Hawl iyo dhibaato leh, Haddaan la hollinaynoo, Ninna guul haweeyneyn, Hodannimiyo gaajiyo, Awood laysku haysto, Loo wada halgamo iyo, Ilaah hawl ma uumeen.   Dadka aan hawada iyo Heegada sarreeto Intaa kala hadlaayoo Halista uga digaayow, Hilibkii illowdoo Isku hooyannimadii Iigu hiilinweydee, Markii aniga lay […]

Continue reading …

Ragow, Kibirka Waa Lagu kufaa!   Waxaa gabaygan tiriyey Gabyaagii weynaa ee caanka ahaa, Eebbe haw naxariistee, Ismaaciil Mire Cilmi. Abwaanku wuxuu ka mid ahaa abbaanduulayaashii Sayid Maxamed Cabdille Xasan. Wuxuu doorar lama illaawaan taariikhi ah ka soo qaatay dagaalladii Daraawiishta iyo halgankii gobannimaddoonka. Dulmadoobe wuxuu ka mid yahay goobihii dagaaleed ee uu ugu cadcaddaa […]

Continue reading …
Page 3 of 41234