Home » Archives by category » Murtida Maanta

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Dhagax taabasho iyo tuujin waa isugu mid. Maahmaah Soomaaliyeed It is all the same to a stone whether you touch it or squeeze it. Somali Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 15.12.2017  

Murtida Maanta [Thought of the Day] Belaayo kaa sii jeeddaayi, layskuma soo jeedsho. Maahmaah Soomaaliyeed Never trouble trouble till troubles you. English Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 14.12.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ballandarro waa diindarro. Odhaah Soomaaliyeed A man without promise is a man without faith. Somali Saying   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 13.12.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Oodi ab ka dhow. Odhaah Soomaaliyeed Nearest is dearest. English Idiom   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 12.12.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Iimaan waa uur muggii. Maahmaah Soomaaliyeed Enough is as good as a feast. English Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 11.12.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Lax dhukani, col iyo abaarba moog. Odhaah Soomaaliyeed None so deaf as those who will not hear. English Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 08.12.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ayaanle waa eedeeysan yahay. Maahmaah Soomaaliyeed Fortune favours fools. English Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 07.12.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Alif kuu hagaagaa, Albaqruu ku gaadhsiiyaa. Maahmaah Soomaaliyeed A good beginning is half the battle. English Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 06.12.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Arrad waa dan, uskagse waa doqonnimo. Maahmaah Soomaaliyeed Cleanliness is next to godliness.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 05.12.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Kolka hadoof in badan lagu celceliyo, suurtaggal weeye in dad badan rumeeyaan. Magaclaawe The more a falsehood is repeated, the more likely people are to believe it. Unknown   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 24.11.2017

Continue reading …
Page 1 of 21123Next ›Last »