Home » Archives by category » Murtida Maanta (Page 12)

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Diinteennu inooma oggola: In aynnu is-xamanno; In aynnu is-quudhsanno; In aynnu is-caynno; In aynnu is-maagno; In aynnu is-dilno; In aynnu is-fogeeynno; Iyo in aynnu kala tagno. Sh. Mustafe X. Ismaaciil Our religion does not allow us: That we backbite to one another; That we despise one another; That we […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Geed walba in gubta ayaa hoos taalla. Maahmaah Soomaaliyeed Everybody has his own problems. Somali Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 21.03.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Ragga waxgaradka ah fekredaha ayay aamminaan ee duruufaha maya. Ralph Waldo Emerson Wise men put their trust in ideas and not in circumstances.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 20.03.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Ha tiiraanyoon. Shay kastoo kaa lumaa aakhirka dib isagoo qaab kale ah kuugu soo laabtaa. Jalaladdin Rumi Don’t grieve. Anything you lose comes round in another form.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 19.03.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Xiqdigu siyaasad maaha. Henry Cabot Lodge Animosity is not a policy.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 14.03.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Rag caddaalad waayaa, sidii cawsha kala yaac. Maahmaah Soomaaliyeed Men without justice are like scattered antelopes. Somali Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 13.03.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Suurtaggal weeye in qofku qiyaastii afartan casho cunto la’aan noolaan karo, biyo la’aan ilaa iyo saddex casho, hawo la’aan ilaa iyo siddeed daqiiqadood, hayeeshee ilbiriqsi qudha weeye intuu rajo la’aan noolaan karo. Summadlaawe Man can live about forty days without food, about three days without water, about eight minutes […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Fekerka yeelmada ah ayaa kuu saamixi doona in si ka wanaagsan aad wax walba ku sameeyso kolka fekerka diidmada loo barbardhigo. Zig Ziglar Positive thinking will let you do everything better than negative thinking will.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 08.03.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ninka danahiisa gaarka ah ka doorbida qiimaha dalkiisa, dadkiisa, diintiisa, iyo dirkiisa, dullinnimo ayuu labada daarood ku dambeeyaa. Sarreeye Gaas Maxamed Abshir Haamaan Hoggaamiyaha Waqooyi Bari Soomaaliya [1991-1998] Boosaaso, 1997   The man, who values his own personal interests above the interests of his country, his people, his origin, […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Kolkaad xanuunkaaga isa-seegsiiso, farxaddaada ayaad sidoo kale isa-seegsiisaa. Brené Brown When you numb your pain, you also numb your joy.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 01.03.2018  

Continue reading …