Home » Archives by category » Murtida Maanta (Page 13)

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Hamiga weeye barta giddi kasabku ka billaabmo. Napoleon Hill The starting point of all achievement is desire.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 28.02.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Haddaynnu nahay dadweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, daw ayaynnu u leennahay in nafteennu ay aslinnimada iyo xayinnimada jiritaanka asaaskeenna dimoqraaddinnimo iyo mid hidde ku hanweynaato. Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya [1964-1967] 1967   We, the people of the Somali Republic, rightly pride ourselves on the genuineness and vitality […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Waan ogsoonahay in aan cabqari ahay, waayo waxaan ogsoonahay in aanan waxba garanayn. Socrates I know that I am intelligent, because I know that I know nothing.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 22.02.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Munaafiqiin ayaynnu dhammaanteen nahay. Isuma jeedno ama isma garmarin karno sida aynnu dadka kale ugu jeedno oo u garmarinno. José Emilio Pacheco We are all hypocrites. We cannot see ourselves or judge ourselves the way we see and judge others.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 20.02.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Saddex waxyaalood oo aan arxan u qalminnin ayaa dunida ka jira; munaafaqnimo, dhagar, iyo jawr. Frederick William Robertson There are three things in the world that deserve no mercy, hypocrisy, fraud, and tyranny.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 19.02.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Cabsi ka madhan waxyaabaha sida wacan oo feejignaantu ku dheehantahay loo qabto. William Shakespeare Things done well and with care exempt fear.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 15.02.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Mukhlisnimo wax u far; Daacadnimo u feker; Saaddiqnimo u falgal. Speak with honesty; Think with sincerity; Act with integrity.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 13.02.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Qiyaasidda dhugmadu waa awoodidda wax beddelidda. Albert Einstein   The measure of intelligence is the ability to change.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 09.02.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Dhuux kolka hore micnaha waxaad odhanayso, oo dheh dabadeed. EPICTETUS First learn the meaning of what you say, and then speak.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 08.02.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Farqiga u dhexeeya caaqnimada iyo cabqarinnimada wuxuu yahay in cabqarinnimadu xadadkeeda leedahay. Albert Einstein The difference between stupidity and genius is that genius has its limits.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 07.02.2018  

Continue reading …