Home » Archives by category » Wararka

Beesha Wacbuudhan/Galmaax Yoonis Oo U Hanjabtay Xukuumadda Khayre (Akhri Fallanqaynta)

Beesha Galmaax Yoonis oo kamida beelaha Abgaal ayaa sheegay in ay degaan illaa 20 degmo balse aynan wax xil ah ka hellin Golaha wasiirada, isla markaana ku hanjabay in Caasimadda laga wareejiyo Muqdisho Beesh Abgaal ayaa sidan Hoose u kala baxa 1) Harti Abgaal -waxaa kasoo jeeda Prof Geedi oo kasoo jeeda Warsangali, iyo Sh […]

Guud ahaan maamul goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ayaa waxa ay wajahayaan dhaqaale xumo guud iyadoo kuwa gobolladana ay ugu sii daran yihiin. Warbixintan oo afar qeyb ah waxaan mid mid ugu eegi doonaa xaaladaha adag ee soo wajahaya hogaanka cusub ee ay Soomaaliya yeelatay iyo sida ay ula jaanqaadi karaan maamul goboleedyada iyo […]

Continue reading …

Geedaha iyo Godinta Nin baa kaynta dhex yimid oo Geedihii weyddiistey in ay ku haqabtiraan daab uu faaskiisa gashado. Geedihii waa ka yeeleen codsigiisii oo waxay siiyeen geed qudhac ah oo yar. Waxaa durbadiiba dhacday in ninku daabkiisii cusbaa faaskii ku xirtey oo uu billaabay in dhirtii waaweynayd ee asiiliga ahayd ee kaynta si degdeg […]

Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …

Haweeney iyo Digaagaddeeda Haweeney ayaa lahayd Digaagad xabbad bayd ah dharaar walba u dhasha. Waxay sida qaalibka ah si feejigan uga fekeri jirtey habkay maalintii laba haloo ukun ah ku heli lahayd halka xabbad qudha ay ka hesho. Ugu dambeeyntii, si ujeeddadeeda u hirgesho, waxay go’aansantay in labajibbaar mesego ah ay Digaagaddii siiso. Maalintaa iyo […]

Continue reading …
Continue reading …

Muqdisho: Kulan ay maanta yeesheen Hogaamiyaasha Xisbiyada Siyaasadeed ee Soomaaliya, ayaa waxaa si qoto dheer looga wada- hadlay ; dareenka shacabka ee ku aadan Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan la magacaabay, dood iyo falanqeyn dheer ka dib waxaa la isku raacay qodobada soo socda: 1- Isbahaysiga Xisbiysada Siyaasadeed wuxuu u arkaa xukuumada la magacaabay in […]

Continue reading …

Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay in 105 xikdhibaan ay mooshin toosin ama wax lagu saxayo ka keenneen soo magacaabidii golaha wasiirada Khayre. Xildhibaanada ayaa ka cabanaya in Golaha wasiirada aan hanaankii awood qaybsiga loo marrin. Warar si hoose p/o usoo gaaray ayaa sheegaya in xildhibaanda ay ka cabanayaan in Golaha wasiirada sidan hoose lowgu qaybiyay beelaha. […]

Continue reading …
Page 1 of 699123Next ›Last »